Yearly Archives: 2017

Wiil waayay lugihiisa xilli isaga oo sameecad dhagaha ugu jiraan ku jiifay jid tareen

Georgia (Himilonews) - Da’yar ayaa maareeyey inuu qeyla dhaansan karo kadib markii tareen uu dul maray labadiisa lugood. Wiilkan ku nool Georgia ayaa booliska u sheegay...

Gabdho laga la’aa muddo 30 sano ah dalka Kanada oo laga helay Maraykanka

Ontario (Himilonews) - Booliska Kanada ayaa ku dhawaaqay inay ku faraxsan yihiin inay awoodeen xirista kiis ragaaday oo ku saabsanaa laba gabdhood oo walaalo ah...

Nin afadiisa gubay markii sawir dhigtay barteeda facebook

Thailand (Himilonews) - Hooyo ayaa dhaawac darani soo gaaray kadib markii seygeeda uu dab ku qabtay. 28-jirta lagu magacaabo Chatchawarn Tarrin oo ku nool Thailand ayaa...

Beenta iskuullada lagu barto

 Muqdisho (Himilonews) - Sheekada Isaac Newton iyo tufaaxa. Waa laga yaabaa inaad maqashay  ama lagaaga sheekeyay markii aad dugsiga dhexe  ama sare dhiganaysay sheeko kusaabsan  markii...

800 Qoysas Muslimiin Hindi ah oo dib u celinaya Meherka

PATNA (Himilonews) - Gudaha kacaan bulsho oo ka dhan ah caadooyinka ku raagay, in ka badan 800 qoysas Muslimiin ah oo ku nool gobalka bariga...

Gabar indhool Muslimad Hindi ah oo Qur’anka ku qortay farta indhoolayaasha

Delhi (Himilonews) - Gabar damane ah ama indhool ah oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa soo gabagabeysay ku qorista Qur'anka qoraalka ay gaarka ku yihiin...

Maalin Caalamiga ah ee Duurjoogta – Badbaadiya dabaadiga Dhaxalkeenna

Muqdisho (Himilonews) - 3-da bisha March sanad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu...

Duur-joogteenna – dhaxal lumay!

Muqdisho (Himilonews) - Duur-Joogta dhaqan ahaan waxaa loo dhiraandhiriyaa noole siiba sanku-neefle aan la dhaqan gelin. Hayeeshe, waxaa timid in lagu daro dhamaan dhirta,...

Turkiga: Markay Bisaduhu noqdaan Marti soo dhaweyn mudan

Muqdisho - Cimilada magaalada Terkirdag ee dalka Turkiga waxay tahay mid qabow sanadkan, hayeeshe qof jecel xanaaneynta Bisadaha ayaa la yimid xal loo baahnaa kaas oo...

Daawo muuqaalka Ey duugaya walaalkiis oo dhintay

Thailand (Himilonews) - Dad badan oo dunida ku nool waxaa dareen naxariis ku beeray muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Ey aasaya walaalkiisa ahna saaxiibka...

Most Read