crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 38

Yearly Archives: 2017

Dhaqaatiir Muslimiin ah oo daweyn lacag la’aan siiya dadka liita ee California

California (Himilonews) – 18 sano kahor kadib markii ay albaabada u fureen, dhaqaatiir Muslimiin ah waxay wali kusii socdaan inay daweyn lacag la’aan ku siiyaan xaruntooda Alshifa Clinic dadka u yimaada – u eegis la’aan diintooda ama isirkooda. “Diinteennu waxay inoo sheegtaa inaan bani aadnimada u istaagno,” Dr. Talat Khan ayaa u sheegay KABC. “Dadka halkan nagula noolna, waxay isugu jiraan Hispanic iyo ...

Read More »

Hindiya: Haweenka umula oo loo kordhinayo waqti nasiineedka gunneysan

Delhi, India (Himilonews) – Baarlamaanka Hindiya ayaa meel mariyay sharci waqti kordhinta gunneysan ee loo sameynayo haweenka umula. Sharciga cusub ayaa ku dhaqan-gala xarun kasta oo ay ka shaqeeyaan shaqaale ka badan 10 dhedigood. Wasiirka shaqaalaha, Bandaru Dattatreya ayaa sharcigan ku sifeeyey mid hadiyad u ah haweenka Hindiya. Hindiya hadda waxay soo galaysaa dalka saddaxaad ee siiya waqti nasiineedka gunneysan ee ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin iftiiminaysa waxa xirfadaha la barto ay ka badali karaan nolosha bulshada.

Muqdisho (Himilonews) – Kadib dhicistii Siyaad Barre, mid kamid ah tacliinta aadka loo tabay waa dugsiyada lagu barto farsamada gacanta taas oo xilligii dowladda dhexe kamid aheyd ilaha ugu muhiimsan ee lagu kobciyo xirfad abuurka – si loo dhimo shaqa la’aanta; loona dhiirri-geliyo isku filnaanshaha maaliyayeed ee muwaadin kasta. Tani waxay dowladda u aheyd inay laba jeer ugu yaraan faa’iidi ...

Read More »

Lakulan: 74-jir ku labista dharka gabdhaha si uu hooyadiisa gabar la’aanta ah uga farxiyo.

Beijing (Himilonews) – Toddobaad kasta 14-kii sano ee lasoo dhaafay, Li Yinglai, oo ah waayeel ku nool Kunming ee China, wuxuu booqadayaasha magaalada ku maaweelin jiray banka Green Lake Park isaga oo xiran dharka dhaqameed ee dumarka; la qoob-ciyaara lana gala sawirro dalxiisayaasha. Hayeeshe, waloow uu tani u go’ay  xaggeeda, hadana wuxuu sheeganayaa inaysan ahayn dooqiisa nololeed. Wuxuu sidaan u sameeyaa kaliya si uu ...

Read More »

Kufsiga iyo arxan-darrada ay ku nool yihiin gabdhaha Muslimiinta Rohingya.

Myanmar (Himilonews) – Ku filan af-gobaadsi. Dunidu waxay u dabaal-dageysaa Maalinta Caalamiga ee Haweenka Adduunka tiiyoo sheekooyinka kufsiga, jirdillada ka dhanka ah gabdhaha Muslimiinta Rohingya laga arki karo meel kasta oo ay gabaad u raadsadeen. Kusii darista cadaadiska aan dhamaadka laheyn ee ay ku hayaan dalka leh aqlabiyadda Buudis-ka, haweenka Muslimiinta Rohingya waxaa kufsi ba’an ku haya xoogagga ammaanka ee ...

Read More »

Xanuunka Jaceylka: qof aad usoo hilowdo Aragtidiisa oo dhayalsada Imaanshahaada

Beijing (Himilonews) – 41-jir lagu magacaabo Peter Cirk, oo ka yimid Holland ayaa helay baxnaano caafimaad kagadaal markii uu 10 maalmood ku dhex qaatay gudaha gegi dayuuradeed oo ku taalla Shiinaha si uu ula kulmo gabar Shiinees ah oo ay isku barteen baraha bulshada. Cirk ayaa kula kulmay 26-jirta uu jecel yahay ee la yiraahdo Zhang baraha bulshada laba bilood kahor. ...

Read More »

Haweeney jecleyd xanaanada xayawaanka oo dhimatay iyada oo badbaadineysa Eygeeda

Washington (Himilonews) – Haweeney ku nool gobalka Indiana taas oo jecleyd xayawaannada – gabaadna u aheyd daryeelkooda ayaa dhimatay xilli ay isku dayaysay inay badbaadiso Ey ku sugnaa xaalad naf-la-caari ah. 33-jirta lagu magacaabo Jacqueline Watts waxay isku diyaarinaysay fasax gudeed dalxiis ah markii la waayay. Seygeeda ayaa ku war-geliyay booliska markii ay ku imaan weyday waqtigii ay ahayd inay aadaan ...

Read More »

Hooyo – si ay wahsida ugala dirirto inankeeda – sameyneysa fal cajiib leh

London (Himilonews) – Haweeney ku nool UK ayaa barteed facebook ku shaacisay in wiilkeeda lagu heli karo lacag la’an inuu ku shaqeeyo. Donna Cooper waa haweeney howlkar ah taas oo qaadan weysay in inankeeda uu maalintii oo dhan ku dheelo muuqaallada ciyaarta fiidiyowga guriga dhexdiisa – xilli iyada iyo seygeeda ay ku maqan yihiin shaqooyinkooda. Cooper ayaa barteeda ku sheegtay ...

Read More »

8 Marso: Maalinta Caalamiga ee Haweenka Adduunka

Muqdisho (Himilonews) – Maanta oo kale 8 Maarso sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Caalamiga ee Haweenka Adduunka. Xuska maalintan ayaa diiradda lagu saaraa doorka haweenka caalamku ku yeeshaan horumarinta, badbaadinta iyo daryeelka kaga aadan bulshooyinka ay la nool yihiin. Hal-ku-dhagga sanadkan ee munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ayaa loo qaatay: #BeBoldForChange oo micnaheedu yahay U adkow isbadal. Sida ku dhigan ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ku saabsan wax-barashada tacliinta sare

Muqdisho (Himilonews) – Kororka baahida loo qabo aqoonta iyo wax-barashada ee muwaadiniinta ku nool gudaha dalka waxay noqotay mid aan dhamaad laheyn. Dalka oo kasoo kabsanaya dib u dhac nus qarni la jiifay iyo dadka oo ku baraarugaya horumarinta iyo ballaarinta ilaha laga helo cilmiga, tacliinta sare ayaa la timaada caadiyanba soo dhaweyn muuqata. Mid kamid ah ilahaas sameynaya horumarka ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!