crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 23

Yearly Archives: 2017

30 July – Maalinta Caalamiga ee Saaxiibtinimada.

Muqdisho (Himilonews) – Dunideennu waxay wajahaysaa caqabado badan, musiibooyin iyo awoodo kala dhantaalaya midnimadeenna – sida saboolnimo, rabshado, ku xad-gudubka xuquuqda Insaanka iyo in kale – tanina waxay wiiqaysaa nabadda, nabad-gelyada, horumarka iyo xasiloonnida bulshooyinka caalamka. Si looga hortago musiibooyinka iyo caqabadahan is barbar-yaalla, guntooda hoose iyo halka sartu ka qurunsan tahay waa in lagu caddeeyaa difaaca iyo biirinta shucuur ...

Read More »

28 July – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga waxaa la xusaa 28 July sanad kasta si dunida loogu mideeyo kor u qaadista wacyiga la xiriira mushikiladda guud ee cudurka iyo in lagu dhiirr-geliyo is-baddal dhab ah. Waa maalin fursad looga dhigay biirinta dadaallada lagu dhaqan-geliyo mashruuca caafimaadka caalamiga ee WHO ku doonayso xakamaynta cudurkan marka la gaaro sanadka 2021 – iyo ...

Read More »

Taariikhda Qoran – Dooxadii Mag Ari.

Muqdisho – Soomaalidu Geela wuxuu qarniyo badan usoo ahaa tiir-dhaxaad noloshooda kaalin mug kaga jira. Waxaa la yiri saddex noolaha kale oo dhan fool-xumo ku ah ayaa Geela qurux u ah, waxayna kala yihiin; Farruurta jeexan. Kuruska (tuurta). Habeedda. Wiil aad ugu bogay udgoonka habeedda geela ayaa ku heesay: Umul wiiliyo, Aroos maahide, Maxaa uunsigu, Arooryada hore, Kaaga soo uray?! ...

Read More »

Laba wiil oo wajiga madax-weyne caan ah ku dhacay lacago fara badan!

Turin (Himilonews) – Laba walaalo ah ayaa adeegsaday wajiga madax-weynaha dhawaan la doortay ee Donald Trump si aan loo garan xilli ay rabeen inay lacag caddaan ah ka xadaan dhowr xarumood oo ATM, marka loo eego booliska dalka Talyaaniga. Bilayska Turin ayaa sheegay inay xireen 26-jir lagu magacaabo Vittorio Lafor iyo 30-jir lagu magacaabo Ivan Lafor kadib markii kaamirada CCTV ...

Read More »

Warbixin – Midowga Shirkadaha Korontada ee BECO

Muqdisho (Himilonews) – Isu-tagga midowga shirkadaha bixiya korontada wuxuu irid laba fursad u furan u noqday dadka iyo saamileyda ku midaysan. Taniyo markii ay meesha ka baxday wakaaladda xoogga korontada qaranka ee Eneeyo, shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeeg koronto waxay hadba kusoo jireen hayaan kaligii socod ah. Si kastaba saddex sano ee lasoo dhaafay waxaa shirkadaha xoogga korontada ...

Read More »

Nigeria – Hooyo cunugeeda ku iibsatay Mooto!

Lagos (Himilonews) – Hooyo ayaa cunugeeda yar ka iibsatay kuwa dadka ka ganacsada ‘Human Traffickers’ waayo waxay rabtay inay hesho lacag ay ku gadato mooto , marka loo eego booliska dalka Nigeria. Bilayska Anambra ayaa sheegay inay xireen 24-jirta lagu magacaabo Oluchi Emeobi kadib markii ay cunigeeda laba bilood jirka ah ka iibisay haweeney aan la heyb-sheegin. Saaxiibteed Nchedoch Richard oo ...

Read More »

Ninka wax-dhal ku noqday 70-jir oo ka cararaya ilmihiisa!

Serbia (Himilonews) – 60-jirta  Atifa Ljajic iyo seygeeda, Serif Nokic oo 68-jir ah kuna nool dalka Serbia waxay isku dayi jireen helidda cunug ay dhalaan muddo 20 sano ah. Markii qofna uusan rumeysan in hadda kadib ay wax dhalayaan, tii Alle ayaa timid. Atifa waxay goor dhawayd dhashay gabar caafimaad qabta, hayeeshe isla maalintiiba, seygeeda ayaa isaga dhaqaaqay – isaga ...

Read More »

Gabar u geeriyootay afar jeer oo ay ilmo iska soo riday sanad gudihiis!

Beijing (Himilonews) – Qoys Shiinaha ku nool ayaa ka uurxun nin afadiisa daldoorsaday kadib markii ay la xaraarugtay xanuun kaga yimid ilma-xaaqis ay isku samaysay muddo afar jeer ah. Haweeneyda oo ku noolayd gobalka Anhui, Shiinaha ayaa dhawaantan geeriyootay kadib markii ay iska soo riday afar ilmood sanad gudihiis – dadaal quus taagnaa oo ay ku doonaysay inay seygeeda ugu ...

Read More »

Ninka booliska uga dacwooday nin kale oo aan falaashin musqul uu kasoo baxay!

Toronto (Himilonews) – Laan boolis ayaa aad ula shaamareertay yeermada cabasho kaga timid nin kaas oo macmiil maqaaxi uu ku jiray kaga sheeganaya diidistiisa ku aadan biya-raacinta musqusha uu kasoo baxay, marka loo eeg booliska Kanada. Booliska Toronto ayaa sheegay in falkani soo shaacbaxay habeenkii Arbacada. Marka loo eego baaritaanka booliska, ninka oo aan la heyb-sheegin ayaa wax ka cunayay ...

Read More »

Waa sidee Wax-barashada Dugsiga Indhoolayaasha al-Nuur.

Muqdisho (Himilonews) – Meel dadka aragga qaba aysan helin fursad wax-barasho oo heerka wax-aqriska iyo qoraalka ay ka yihiin boqolkiiba 62.2% wadarta guud ee bulsho weynta Soomaaliya, kuwa aragga la’ ayaa soo buuxinaya kaalintaas. Waxaana jira aqoon-yahanno da’yar aragga la’ oo helay fursad wax-barasho kuna salaysan baahidooda gaarka ah. Abdirizak Axmed Cumar iyo Axmed Xasan oo kuwada jira da’dooda 20-jirka ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!