Yearly Archives: 2017

Erdogan oo ka hadlay xayiraadda rabshadaha leh ee Yuhuuddu saartay al-Qudus

Qudus, Falastiin (Himilonews) - Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka hadlay xiisad maalmihii lasoo dhaafay ka taagneed magaalada Qudus gaar ahaan Masjidka Barakeysan ee...

Lakulan – Ninka maalin kasta beera geed 48-kii sano ee lasoo dhaafay!

MUQDISHO – Waxay yiraahdeen hal qof masameyn karo is-baddal, hayeeshe Abdulsamad Sheikh oo 60-jir tuktukle reer Bangladesh ah, wuxuu caddayn nool u yahay in...

Eeyo mashruuc dhir-beeris ah ka bilaabaya Keyn gubatay!

Santiago (Himilonews) - Bishii January 2017, dab xooggan ayaa qabsaday gobalka dhaca bartamaha Chile ee La Maue kaas oo danbas ka dhigay dhul cabbir...

Shiinaha – Qoyska Shinnada la nool

Beijing (Himilonews) - Aragga kolonyo Shinni ah oo hareerahaada ka gunuunacaysa waxay ku filan tahay inay kugu rido argagax, hayeeshe hal qoys oo Shiinees...

18 July – Maalinta Caalamiga ee Nelson Mandela.

Muqdisho (Himilonews) - Taariikhaha laga diiwaan-geliyay  Afrika xilligii isticmaarka ama gumeysiga ninka cad waxay leeyihiin sheekooyin galay sooyaalka qaaradda oo ilaa iyo maanta lagu qoro...

Musuqmuusuq – Dhaxalka Faqriga!

Muqdisho (Himilonews) - Faqrigu wuxuu noqday sumadda heyb ahaan lagu baadi-sooco qaaradda Afrika marka laga hadlayo heerka nolosha oo ay kaga jirto qaaradaha kale...

Warbixin – Sida loo arko wax-qabadka Qurba-joogta Soomaaliyeed.

Muqdisho (Himilonews) - Taniyo markii uu soo gurya-noqday, Abdirizak Xasan Maxamed wuxuu ku shaqo bilaabay aqoontii uu kasoo bartay dibadda. Waana mid uu ku...

15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada.

Muqdisho (Himilonews) - 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka...

11 July – Maalinta Dadyowga Caalamka.

Muqdisho (Himilonews) - Maalinta Caalamiga ee Dadyowga taas oo raadisa inay diiradda saarto dardar-gelinta ah iyo muhiimadda xaaladaha dadyowga waxaa markii ugu horreysay dhistay...

Xaflad Xiritaan oo loo qabtay Ardaydii ka qeyb-gashay Tartankii Qur’an Aqris.

Muqdisho (Himilonews) - Markii ugu horraysay taniyo markii la aas’aasay idaacadda Himilo ee magaalada Muqdisho, waxaa maanta ay qabatay xaflad tartan xiritaan oo loo...

Most Read