Yearly Archives: 2017

Baroordiiq loo sameeyey Muslimad lagu dilay Texas

Dallas (Himilonews) - Tiro badan oo isugu jira ardayda Jaamacadda Texas iyo xubnaha katirsan bulshada Muslimiinta ayaa isugu yimid baroordiiq loo sameynayay Nabra Hassanen oo...

Swamiji – Samata-bixiyaha Shinbiraha!

MUQDISHO – Dhawaan ayaa Buugga Guinness World Record wuxuu Dr. Sri Ganapathy Sachchidananda Swamiji u aqoonsaday hoyga shinbiraha. Ma ahan ururiye kaas oo ku...

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Muqdisho (Himilonews) - Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab...

La kulan – Gabadha Soomaaliyeed oo Maalinle ula nool Qur’aan Aqriska!

Muqdisho (Himilonetwork) - Nasro Abdiraxman waxay si maalinle ah ula nooshahay Qur’an aqriska xilliyada aysan macduurka ahayn. “Maanta haddaan aqrin waxaan dareemayaa culeys aad u...

Muslimiinta LA oo Dib-jirta kaalmaynaya!

Muqdisho (Himilonews) - Joogtayna dhaqanka 20-jirsaday ee caawinta dibjirta, boqollaal Muslimiin Los Angeles ayaa isugu yimid kaalmaynta dadka danyarta iyaga oo u qeybiyay cuntooyin...

Lakulan – Milkiilaha deeqsiga ugu fiican dalka Montenegro.

Balkan (Himilonews) - Radomir Novakovic Cakan waa guulayste ganacsade ah oo ku nool Montenegro, kaas oo lagu naanayso ‘Milkiilaha ugu fiican Balkan iyo Aboowe’. Cakan...

Marka uu Qarax dhaco!

Muqdisho (Himilonews) - Waad og tahay in waqtiga aad ku sugan tahay uu yahay mid degan ilaa xad. Waxaadna ku jirtaa howshaada – laga...

Naafadeenna – Halgamayaal Gargaar u baahan!

Muqdisho (Himilonews) - “Waxaan nahay qeybaha nugul ee bulshada kamid ah oo baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana isugu jirnaa naafadii shalay iyo kuwii burburka...

Lakulan: Ninka kuleylka Cadceedda ku duba hilib Digaaga!

Thailand (Himilonews) - Sila Sutharat, oo ah digaag-dube ku nool  Phetchaburi, Thailand ayaa la yimid hal-fikir lala dhacay kaas oo uu ku dubo digaaga....

Shirkad shaqaaleysiinaysa da’da ka weyn 55 jir!

Muqdisho (Himilonews) - EverYoung oo ah shirkad tiknoolojiyeed xarunteedu tahay caasimadda Seol, Koofur Kuuriya ayaa leh hannaan gaar ah oo adag kaas oo ay...

Most Read