Muqdisho (Himilonews) – Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida la sheego Ball’s Pyramid waxay ka hartay folcaano qaraxday muddo laga joogo 7 milyan oo sano kahor waana buuraha ku sameysa qaraxa folkaanooyinka midda ugu dheer. Waxaa soo helay sanadkii 1788 ninka lagu magacaabo Lieutenant Henry Ball. Hayeeshe ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Tuniisiya oo xirtay Baar Muusik iyo Aadaan isku daray
Tunis (Himilonews) – Baar ku yaalla Tuniisiya ayaa albaabada loo laabay kadib markii la arkay muuqaal muujinaya Aadaan loo daaray dad qoob-ka-ciyaar dheelaya, sida ay saraakiishu sheegeen. Muuqaalkan oo laga duubay magaalada Nabeul ee ku taalla waqooyi bari ee dalka Tunisa ayaa lasoo ban-dhigay Axaddii, dad badan oo ka carooday arrintaas ayaana dareenkooda kusoo gudbiyay baraha bulshada. Duqa magaalada Nabeul, ...
Read More »Marka uu Macalinku noqdo horseedka is-baddalka.
Qandahar (Himilonews) – Gudaha dal ay dagaalladu la dageen – halkaas oo carruur badan aysan heli karin xaqii wax-barashada – macalin iskuul ayaa isku dayaya tiisa ugu fiican si uu is-baddal u sameeyo. Saber Hosseini, kaas oo magaalada Bamiyan ee bartamaha dalka Afghanistan carruurta wax ku bara ayaa baaskiilkiisa ka dhigay maktabad socoto ah oo uu la aado carruurta ku sugan meelaha ...
Read More »Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka Warbaahinta ee horumarinta Cadaaladda
Muqdisho (Himilonews) – Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee ku aadan horumarinta cadaaladda oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay kulliyadda sharciga iyo qaanuunka. Xubno isugu jira suxufiyiin ka kala socday qeybaha warfaafinta gudaha iyo ardayda barata kulliyada shareecada iyo qaanuunka ee Jaamacadda ayaa ahaa bartilmaanta ugu weyn ee aqoon is-weydaarsiga loo qabtay. Mowduucyada la ...
Read More »Lakulan: Haweeneyda daryeesha in ku dhow 1000 Bisado ah
California (Himilonews) – Lynea Lattanzio waxay jecleyd Bisad markii ay carruurta aheyd, hayeeshe hooyadeed lama dooneyn. Hadda waxay madax ka tahay xarun loogu magac-daray Cat House on the Kings oo daryeel iyo gabaadba siisa in ka badan 1000 oo Bisado ah. Sheekada qiirada leh ee Lynea waxay bilaabatay sanadkii 1981 kadib markii ay martay furriin qaraaraa iyada oo go’aansatay inay u guurto goob ...
Read More »Sahankii lagu ogaaday Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka
Caracas (Himilonews) – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 mitir ka sarreysaa oogada dusheeda – biya-dhacana wuxuu ku shubmaa webiga Kerep River. Dherersanaanta biya-dhaca Angel aalaba kama dhigna in biyuhu aysan soo gaarin ...
Read More »Buundada Sky Bridge ee Malaysia
Kuala Lampur (Malaysia) – Mid kamid ah muuqaallada aan caadiga aheyn ee aad ku arki karto dalka Malaysia waa kaabaddan quruxda badan. Laga dul-dhisay jaziiradda Langkawi Archipelago ee Malaysia, buundada lagu magacaabo Sky Bridge waxay sara kacan tahay 700 mitir oogada dusheeda. Waxayna dheer tahay 125 qumaati ah iyo 1.8 mitir oo ballac ah. Ka dul-sarreynta heegada ugu maangalsan oogada dusheeda ...
Read More »Muslimkii diidanaa Midab-takoorka Koofur Afrika oo geeriyooday
Cape Town (Himilonews) – Ahmed Kathrada, oo geyfane Muslim ah kana soo horjeeday midab-takoorkii ka jiray dalkiisa Koofur Afrika ayaa Arbacadii ku geeriyooday da’da 87 jirka isaga oo ku jira isbitaalka Johannesburg. “Ahmed Kathrada wuxuu ahaa mid kamid hoggaamiyada; nin lahaa garasho xusid mudan, dhowrsani iyo horusocod,” ayuu yiri Archbishop Desmond Tutu, sida ay soo xigatay BBC-da. “Wuxuu mar u qoray madaxweynaha inuusan ...
Read More »USA – Xarun caafimaad oo Islaami ah oo lacag la’aan ku dabiibta bukaannada dan-yarta ah
Washington (Himilonews) – Laga dhisay gudaha New Jersey sanadkii 2014, Xarunta Caafimaadka ee Madina Community Clinic hadafkeedu waa ugu yaboohista adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah xubnaha katirsan bulshada Maraykanka. “Waxaynu diiradda saarnaa bulshada halkaas oo qof kasta uu heli karo adeeg caafimaad oo bilaash ah – u eegis la’aan heerka dhaqaalihiisa,” ayaa lagu qoray barta website-ka Madina Clinic. Sanadihii tagay, xaruntu ...
Read More »Lakulan: Eyga aroor kasta qaada jidkii uu la mari jiray saaxiibkiisa dhintay.
Brazil (Himilonews) – Xusuuso mahadhada sheekada qiirada leh ee Hachiko – daacadkii Akita kaas oo 9 sano ku qaatay sugista saaxiibkiis inuu kasoo laabto shaqada – ogaal la’aantiisa inuu u dhintay xanuunka maskaxda kaga dhacay. Sheekadiisa waxaa hadda ku taagan Thor – oo ah Ey ay isku mid yihiin Hachiko – kaas oo qaada jidka isaga iyo saaxiibkiis ay wada mari ...
Read More »