crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 39

Yearly Archives: 2017

Wiil waayay lugihiisa xilli isaga oo sameecad dhagaha ugu jiraan ku jiifay jid tareen

Georgia (Himilonews) – Da’yar ayaa maareeyey inuu qeyla dhaansan karo kadib markii tareen uu dul maray labadiisa lugood. Wiilkan ku nool Georgia ayaa booliska u sheegay inuusan ugu tala-gelin wax-yeelada naftiisa markii uu ku fariistay dhabbe-bireedka tariinka oo ka ag dhawaa beerta raaxada. Sarkaal katirsan waaxda booliska Lilburn oo lagu magacaabo Andy Blimline kaas oo ku sugnaa goobta ayaa sheegay in 17-jirka lagu magacaabo ...

Read More »

Nin afadiisa gubay markii sawir dhigtay barteeda facebook

Thailand (Himilonews) – Hooyo ayaa dhaawac darani soo gaaray kadib markii seygeeda uu dab ku qabtay. 28-jirta lagu magacaabo Chatchawarn Tarrin oo ku nool Thailand ayaa sheegtay in seygeeda uu ka xanaaqay markii ay facebook-geeda saartay sawir iska caadi ah oo ay gashay. Tarrin oo degan Chiang Kham waxay tilmaantay in markii ay guursatay ninkeeda lagu magacaabo Nednapha Nuankhul, oo 26-jir ah uu ...

Read More »

Beenta iskuullada lagu barto

 Muqdisho (Himilonews) – Sheekada Isaac Newton iyo tufaaxa. Waa laga yaabaa inaad maqashay  ama lagaaga sheekeyay markii aad dugsiga dhexe  ama sare dhiganaysay sheeko kusaabsan  markii uu Isaac Newton (25 December 1642 – 20 March 1726)  uu fadhiyay geed Tufaax ah hoostiisa  markii uu ogaaday inuu jiro  cufis jiidadka  dhulka  “universal gravitation.” . Kadib markii  ay madaxa ugasoo  dhacday mir ama ...

Read More »

800 Qoysas Muslimiin Hindi ah oo dib u celinaya Meherka

PATNA (Himilonews) – Gudaha kacaan bulsho oo ka dhan ah caadooyinka ku raagay, in ka badan 800 qoysas Muslimiin ah oo ku nool gobalka bariga Hindiya dhaca ee Jharkhand ayaa lacagta meherka kusoo celiyay qoysaska gabdhaha ay guursadeen taas oo daba-socta ol’ole ka dhan ah dhaqankan. “Guulaha ol’olaheennu sameynayo waa cajiib. Xaafad ka xaafad ayay dadku noogu soo biirayaan; waxayna saf ugu ...

Read More »

Gabar indhool Muslimad Hindi ah oo Qur’anka ku qortay farta indhoolayaasha

Delhi (Himilonews) – Gabar damane ah ama indhool ah oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa soo gabagabeysay ku qorista Qur’anka qoraalka ay gaarka ku yihiin dadka damanayaasha ah – dadaal ay ku caawinayso kuwa iyaga lamidka ah ee naawilaya barashada diinta. Caqabadda cadaadiska ku keentay Nafees Tareen oo ah ardayad ku jirtay Bokaro school ay go’aansatay inay aqrisato Qur’anka kariimka ah. Hadana midkood ...

Read More »

Maalin Caalamiga ah ee Duurjoogta – Badbaadiya dabaadiga Dhaxalkeenna

Muqdisho (Himilonews) – 3-da bisha March sanad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan. Isla markaasna, maalintani waxay na xusuusinaysa baahida degdegga ah ee loogu istaagi karo dagaalka ka dhanka ah danbiyada laga galo duurjoogta taas oo dhibaatooyin dhaqan-dhaqaaleed, deegaaneed iyo ...

Read More »

Duur-joogteenna – dhaxal lumay!

Muqdisho (Himilonews) – Duur-Joogta dhaqan ahaan waxaa loo dhiraandhiriyaa noole siiba sanku-neefle aan la dhaqan gelin. Hayeeshe, waxaa timid in lagu daro dhamaan dhirta, noolaha yaryar iyo ilma-aragtida ku nool duur—goob aanay dadku ku lahayn raad saameyn leh. Gaasa-baxsiga daaqa iyo duunyada ku nool duurka xilliyo badan ayay ifka ka dhacday—taas oo Deegaanka kaga tagtay saameyn mug leh; togan iyo ...

Read More »

Turkiga: Markay Bisaduhu noqdaan Marti soo dhaweyn mudan

Muqdisho – Cimilada magaalada Terkirdag ee dalka Turkiga waxay tahay mid qabow sanadkan, hayeeshe qof jecel xanaaneynta Bisadaha ayaa la yimid xal loo baahnaa kaas oo u oggolaanaya Mukulaalaha jidadka taagtaagan ama baadida ah inay ka gabaadsadaan darbada qabowga – iyada oo jaranjar u saartay aqalkeeda si ay usoo galaan markay qarqaryoodaan. Sebnem Ilhan, ma awoodin inay iska eegto Bisadaha qabowga ugu ...

Read More »

Daawo muuqaalka Ey duugaya walaalkiis oo dhintay

Thailand (Himilonews) – Dad badan oo dunida ku nool waxaa dareen naxariis ku beeray muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Ey aasaya walaalkiisa ahna saaxiibka rumaad. Eyga wuxuu u dhintay jugta gaari jiiray gudaha dalka Thailand. Fiidiyowga oo lagu duubay degmada Buriram waxaa lasoo dhigay baraha bulshada halkaas oo ay ku faaftay. Dadku waxay u riyaaqeen sida kalgacalka leh ee Eygu u ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!