crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 31

Yearly Archives: 2017

28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada

Muqdisho (Himilonews) – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ah ayaa ku yimaada shaqaalaha ama xoogsatada ku guda-jira howl-maalmeedkooda. Sanadkan 2017, Ol’olaha Ururka Shaqaalaha Caalamiga ee International Labor ...

Read More »

Wiil yar oo Dallad kaga soo haaday dabaq ay degan yihiin

Beijing (Himilonews) – Hooyo ayaa qarracan ka qaaday aragtida wiilkeeda oo kasoo dhacay dhismo isasaar ah – kadibna si xun u dhaawacmay. Marka loo eego hooyada, wiilka ayaa daawanayay muuqaal Kartuun ah – oo muujinaya qof kaga soo haadaya dhismo dheer barashuut; isna wuxuu isku dayay inuu sidaas oo kale sameeyo. U sheegid la’aanta qorshihiisa qofna, wiilkan 7 sano jirka ...

Read More »

Waligaa ma is tiri; Carrabkaaga ku jooji Marwaxad kuu shidan?!

Rome (Himilonews) – Haweeney u dhalatay dalka  Australia, ayaa rikoorka caalamka ku gashay u adeegsiga carrabkeeda inay ku joojiso marwaxad ama dhigdhigo babaneysa, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay barta internet-ka. Zoe Ellis, oo sidoo kale loo yaqaan Zoe L’Amore, waxay kasoo muuqatay muuqaal fogaan-arag oo lagu qabanayay gudaha dalka Talyaaniga – iyada oo carrabkeeda u isticmaalaysa inay ku joojiso ...

Read More »

25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada

Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 dal ayaa halis ugu jira Duumada. Sanadkii 2012, cudurka Duumada waxaa u geeriyooday tiro lagu qiyaasay 627,000 kuwaas oo ...

Read More »

Lakulan: Ninka ay 36 sano ku qaadatay sameynta kanaal-biyood dhex maraya saddex buurood.

Muqdisho (Himilonews) – Qaadista qiirada ah sare-u-qaadista xaaladaha nololeed ee reerkiisa, Huang Dafa, horfiiqa Caowangba oo ah xaafad yar oo ku hoos qarsan buuraha gobalka Guizhou ee Shiinaha, wuxuu 36 sanadood ka qodayay kanaal biyood gaaraya 10 kilomitar ku dhawaad saddex buurood oo isku dhagan. Hal-doorka Yu Gong wuxuu ka hadlayaa nin da’ ah kaas oo gurigiisu ay laba buurood ka sooceen ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska.

Muqdisho (Himilonews) – 23 April waa maalin ay hey’ada QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo wax-barashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingriiska sanadkii 2010 si loogu dabaal-dego afka Ingiriiska iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga fiiriyo, lagu xasuusto dhalashada iyo geerida qoraagii Ingiriis ee William Shakespeare. Waxayna maalintan kamid tahay ku dhawaad lix ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Buugga iyo Xuquuqda Lahaanshaha

Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Buugga iyo Xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sanadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo wax-barashada ee UNESCO. Sanad kasta 23 bisha April ayaana la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabbada Maalintan ayaa daaha looga rogaa ku kala duwanaanta siyaalaha hal-aqrinta, lahaanshaha xuquuqda iyo daabacadda dunida ka jirta. Sanad kasta, ...

Read More »

22 April – Maalinta Caalamiga ee Dhulka Hooyo

Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Caalamiga ah ee Dhulka Hooyo waxaa loogu dabaal-degaa in mid kasta oo inaga tirsan uu xusuusnaado in dhulka iyo hab-nololeedkiisa deegaan ay nolosheenna u yihiin nagaadi iyo nafci. Waxay sidoo kale garwaaqsataa mas’uuliyaddii shacbi oo la iskugu yeeray sanadkii 1992 shirkii Rio Declaration – in la ilaaliyo xasilloonida dabeecadda iyo dhulka si loogu guuleysto isku dheell-tirnaanta ...

Read More »

Mark Ching – Ninka halista ugu bareeray samata-bixinta Eeyaha hilibkooda laga ganacsado.

Los Angeles (Himilonews) – Taniyo sanado dhowr ah, Mark Ching wuxuu ahaa ganacsade ku bixiya waqtigiisa iyo ilihiisa dhaqaale dib u xanaaneynta Eeyaha dulman ee Los Angeles – isaga oo gabaadna siinaya. Hayeeshe, wuxuu hadana aad ula socday ka ganacsiga hilibka Eeyaha ee dalka Shiinaha ka jira. Kadibna markii uu indhihiisa ku arkay sida loola dhaqmayo, wuxuu qaatay inuu soo badbaadiyo sida ...

Read More »

Carruurteenna – Kheyraad u baahan Barbaarin Aasaasi ah.

Muqdisho (Himilonews) – Deeqaha ugu weyn ee Ilaahay addoomadiisa ku galado waxaa kamid ah ubadka. Ubaxa ifiya aqalka una ah fure reyreynta guryaha waa ilmaha. U  nuglaantooda iyo  kahor marinta baahida aasaasiga kuu ah tooda waa ramashada Ilaahay ku beeray dubaaqa waalidka. Dareenka bara hooyada ama aabaha inuu dhabta ama dhabarka saarto ilmihiisa waa laxawsiga ugu weyn ee laga barto ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!