Muqdisho (Himilonews) – Kadib ku nagaashaha xukunka dalkiisa Burkina Faso, halkan waxaa idin kugu soo gudbin karnaa guulihii uu ku hoggaamiyay wadankiisa muddadiisii afarta sano. Thomas Isidore Noël Sankara oo ifka joogay intii u dhaxaysay 21 December sanadkii 1949 ilaa 15 October 1987, wuxuu ahaa horjooge katirsan militariga xoogga dalka Burkinabe, xanbaare mabda’a kacaanka Markiska, midaynta Afrika iyo madax-weynaha dalka ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Qoys Cafis u fidiyay Dilaaga Aabahood.
Washington (Himilonews) – Carruurta ninkii lagu toogtay muuqaal facebook toos ah ayaa cafiyay dilaaga – saacado kahor intaan lagu dhawaaqin inuu isagu is dilay. Steve Stephens, oo 37 jir ah, ayaa toogtay 74 jirka Robert Godwin oo ah aabe 10 carruur dhalay. Booliska ayaa sheegay Steve uu naftiisa khaarijiyay baadi-goob kadib. Qoyska Godwin oo la hadlay WJW kahor intaan lasoo werin ...
Read More »14 June – Maalinta Caalamiga ee Dhiig-ku-deeqista.
Muqdisho (Himilonews) – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la qiyaasaa in haddii 1% dadyowga dal walba oo dunida kamid ah ay bixiyaan dhiig, taasi ay ku filnaan lahayd daboolista ...
Read More »Koox ku dabaal-degaysa sawir muujinaya dulqaadka diimeed ee Induniisiya.
Jakarta (Himilonews) – Sawir muujinaya saddex ciyaartoy Balinese ah gudaha dalka Indonesia ayaa ku baahay baraha bulshada – wuxuuna noqday astaan lagu muujinayo dulqaadka diimeed ee ka dhaxeeya Muslimiinta, Hinduuga iyo Kirishtanka. Kan sare jooga Ngurah Nanak waa Hinduu; midka jilbaha ku taagan Yabes Roni waa Masiixi; halka midka suxuudsan oo lagu magacaabo Miftahul Hamdi uu yahay Muslim. Waxay u dabaal-degayeen ...
Read More »Hallerbos – Keynta Buluugga ee Biljamka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Badi waqtiyada sanadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah oo aan kuwa kale la mid ahayn. Magaceeda waxay ku heshay dhirta ubaxyada lafcirta ah ee sida roogga uga ...
Read More »Sirta Guusha Japan
Muqdisho (Himilonews) – Marka aad maqasho dalka Japan, durba waxaa kuu sawirma duni ku horumartay tiknoolojiyadda casriga ee maanta iyo dalka kamid ah kuwa ugu tunka weyn dhaqaalaha adduunka. Taasina ma ahan mid kugu cusub. Waayo ereyga Japan waxaad maqli jirtay taniyo yaraannimada. Hal-heyska ugu badanna wuxuu ahaa – wallaahi Nuuc minal –japan aa tahay, oo loola jeedo waxaad leedahay ...
Read More »Faallo: Saboolnimada iyo Siyaad-xumida.
Muqdisho (Himilonews) – Mahadhada ay reebaan abaaraha dalka kusoo rakaadma tirsiga gu’yaalaha is xiga waxay noqdeen kuwa iska daba yimaada dhowr sano kadibba. Dadka oo u badan xoola-dhaqato iyo dalka oo jugraafi ahaan ku yaalla dhul ooma-soore ah ayaa abaaraha u fududeeyey inay galaaftaan nolosha dad iyo duunyo badan marka ay ku dhiftaan geyiga dhan oo wadanka kamid ah. Abaarihii ...
Read More »Gufaacada Dalalka UAE, KSA iyo Bahrain ee ku Jihaysan dalka Qadar.
Muqdisho (Himilonews) – Dalalka Carabta, ee geesta kale ee Khaliijka, waxay murqaha u fidsanayaan ma ahan midda ay coleytamayaan – Iiran, hayeeshe dhiggooda Carbeed. Xubnaha xukunka dalka Qadar haya waxaa lagu daray liis – ay horboodayaan dalalka UAE, Suadi Arabiya, Bahrain iyo Masar – kaas oo ku sifeynaya inay xiriir dhow la leedahay argagaxisada. Imaaraadka Carabta oo ah mucaaradka ugu ...
Read More »Idaacadda Himilo oo qabanaysa tartan Qur’an Aqris.
Muqdisho (Himilonews) – Munaasabad lagu furayay tartan Qur’an oo ay soo qaban qaabisay idaacadda Himilo ayaa lagu qabtay isla xarunta warbaahinta. Mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jira lakabyada ugu sarreeya idaacadda, Jaamacadda Muqdisho; waalidiin iyo ardayda ka qeyb-gali doonta tartanka. Munaasabadda oo kal-fadhi dhan laba saac kusoo gabagabowday ayaa loogu diyaar-garoobayay bilaabashada tartanka Qur’an aqriska oo beritto ka bilan doono ...
Read More »Magaalo iska diiday in sawirro lagu galo dhexdeeda – Quruxsanaanteeda awgeed!
Geneva (Himilonews) – Dhacda buuraha Alpa una dhow kob-dalxiiseedka St. Moritz, Bergün/Bravuogn waa mid kamid ah xaafadaha buuraleyda kuwa ugu qurux badan ee qaaradda Yurub. Aad u qurux badan, oo dhabtii sawirrada laga qaaday ee lagu baahiyo baraha bulshada ay dad badan ka dhigtay inay ka niyad-jabaaan – nasiib xumo – inaysan booqan karin. Sidaas darteed, waaxda dowladda hoose ee magaalada ayaa ...
Read More »