Yearly Archives: 2017

Marka Waalidku CAFIYO Dilaaga Wiilkooda!

United Kingdon (Himilonews) - Waalidiinta dhibane lagu toogtay New Hampshire kaliya maysan cafin ninkii dilay cunugooda, hayeeshe waxay sidoo kale ugu deeqeen inay ka...

Aabihii Cafiska u hibeeyey Dilaagii Inankiisa!

Muqdisho - Aabo cafiyay dilaaga inankeeda ayaa qoray buug ku saabsan habka bogsashada ee ku saabsan sheekadiisa qiirada leh. Wiilka Azim Khamisa oo lagu magacaabo...

Wax ka badan CAFIS aan laheyn EREYO lagu sifeeyo!

Miami (Himilonews) - Laba sano kadib markii gabadheeda si kama uu u toogtay wiil ay isku dugsi ahaayeen oo baska la saarnaa, Ady Guzman-DeJesus...

Lamaane Xabsi 25 sanadood u galay Cunsuri-Naceyb ay ku kaceen!

United States (Himilonews) - Lamaane da’yar oo Georgia ku nool ayaa ku dhex ooyay maxkamadda goortii lagu riday xukun 35-sano ah sababtii ay u...

Marka Dhibanuhu Cafiyo Midka dhibaateeya!

Muqdisho – Haweeney lagu dhaawacay dhalo cabitaan xilli ay ku sugneyd baarka Minnesota Applebee – sababta ay af-gurigeeda ugu hadashay awgeed – ayaa waji-ka-waji...

La kulan: Ninka Jidadka ku midabeeya Ubaxyo si ay dadku ugu farxaan!

New York (Himilonetwork) – Albert Einstein oo ahaa aqoon-yahan Yuhuudi-Maraykan ah ayaa wuxuu yiri: “Adduunyada waa meel halis u leh nolosha Aadanaha. Mana ahan...

Markay Dadka iyo Dugaagtu Nolosha qeybsadaan!

Jakarta (Himilonews) - Wax ku bilowday shaqo fudud ayaa isku badalay gacaltooyo jaalenimo oo xeel-dheer taas oo dhex-martay nin iyo mid kamid ah miciyaleyda...

Faadumo Soon-qaad – Bil Shacbaan?!

Muqdisho (Himilonews) - Inta badan magacyada aad maqasho kuma wada dhacaan dhegahaada mar qura iyo maalin kasta. Waxaa jira magacyo si gaar ah ugu...

Dr. Zaki oo helay sharciga dhalasho ee dalka Sucuudiga.

New York (Himilonews) - Daaciga Muslimka ah ee u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa in la guddoonsiiyay dhalashada dalka Sucuudiga. Sharciga dhalasho ee...

Dr. Mahathir oo ka dhawaajiyay sirta ku jirta caafimaadkiisa!

Kuala Lampur (Himilonews) - Ra'iisul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Tun Dr Mahathir Mohamad ayaa dadkiisa la wadaagay siraha ku duugan cimrigiisa ku dhow qarniga. Dr. Mahathir...

Most Read