crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 63

Dunida Muslimka

Latin badan oo Islaamka qaadanaya

Muqdisho (Himilonews) – Qiyaasta ugu badan ee rasmiga ah, dadka Lations-ka ah ee ku nool Maraykanka waxaa loo tix-geliyaa inay yihiin bulshada ugu kobaca badan. Waxaa kale oo loo tix-geliyaa inay yihiin bulshada ugu badan ee Islaamka qaata. In-kasta oo xog-ururin qoto dheer aan lagu sameynin, hadana waxaa jira 150,000 oo Lations- ah inay Islaamka qaateen Maraykanka gudihiisa. Koru-kacaan waxaa ...

Read More »

Qoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur’aanka

Muqdisho (Himilonews) – Paulo Coelho oo ah qoraha loogu aqriska batay qoraalladiisa, ayaa difaacay diinta Islaamka isaga oo Qur’anka ku tilmaamaya kitaab barakaysan bartiisa facebook-ga sida “Buug Dunida dhinac kale u rogay.” Qoraaga Brazilian-ka ah wuxuu galka sawir ee Qur’aanka dhigay boggiisa hore ee facebook-ga–isaga oo ku hoos qoraya “Is-baddal Dunida badalay!”  Sawirka uu dhigay bartiisa wuxuu helay taageero bulsho–halkaas oo ...

Read More »

Gabar Muslimad ah oo kutub-Qur’aan ku dhaaratay halkii kutubka Bible-ka laga filayay

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney Muslimad madowga Maraykanka kamid ah ayaa ku dul-dhaaratay Kitaabka Qur’aanka xilli ay taagneyd xeer-beegti ku taalla New York.  Marka loo eego mareegta Express Tribiune–halka ay asal ka tahay xeer-beegtiyada Maraykanka in lagu dul dhaarto Bible-ka, gar-yaqaanad Carolyn Walker waxay dhaarteeda ku dul sameysay kitaabka Qur’aanka. “Aniga oo ah gar-yaqaan Carolyn Walker waxaan si cad u caddeynaya inaan si qoto ...

Read More »

Muslimiin ku dhex tukaday Kaniisad

Muqdisho (Himilonews) – Sawirka idin muuqda waa walaalo Muslimiin ah oo ku dhex tukanaya qolka kamid ah Kaniisad ku taalla Brisbane, Australia.  Tani ayaa timid kadib markii kulan-caqiidadeed lagu qabtay Kaniisadda ay sababtay inay Muslimiintu ku gaareen xilliga salaadda–kolkaas kadibna madaxa Kaniisadda uu u oggolaaday inay ku dhex tukadaan qol kamid ah Kaniisadda.  Waxase yaabka badan ayaase ah in markii ay ...

Read More »

Wax ka baro Dalalka ugu badan ee doonaya ku dhaqanka Shareecada Islaamka

Muqdisho (Himilonews) – Waxaa lasoo saaray natiijada sahan lagu sameeyey dadyowga Muslimiinta ee ku nool dunida dacalladeeda sida ay u arkaan inay shareecada Islaamka isku maamulaan.  Ku dhaqanka Shareecada Islaamku waa waajib laga rabo inay dowladaha Islaamka hir-galiyaan. Hayeeshe, casriga maanta oo dulli uu hareeyey umadda Muslimiinta ah, ku dhaqanka Shareecadu waa howl adag dhaqan-galinteeda maadaama Khilaafo Islaami oo xeerkaas ...

Read More »

HANBALYO: Jamhuuriyadda ISLAAMIGA ah ee GAMBIA

Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynaha gambia Yahya Jammeh ayaa ku dhawaaqay in dalka dhaca galbeedka Africa uu qaatay shareecada Islaamka–isaga oo yiri go’aankan waxaa loo qaaday waayo badi dadka Gambia waa Muslimiin.  Jammeh ayaa faalladiisa kaga dhawaajiyay dibad-bax Jimcihii lagu qabtay Brufut, oo 15km u jirta caasimadda Banjul. Ku  dhawaad 90% dadka reer Gambia waa Muslimiin. Halka inta kalana 8% ay ...

Read More »

Askari Britain: “Dusha uma saari karo dad dhan qof qaladkiisa”

Muqdisho (Himilonews) – Askari kamid ah ciidanka Biritain—kaas oo lugtiisa kuwaayay dagaalkii Ingiriisku kula qaadeen Maraykanka dalka Ciraaq, ayaa sheegay inuu la yaabay sida dad badan ay uga filayaan inuu Muslimiinta ku cunsureeyo sababta waaya’aragnimadiisa. Chris Herbert ayaa tilmaamay qof inuu isku dayay inuu ku tirtirsiiyo Muslim-dacaayadeys—isaga oo ugu yeeray dadka joojinta ummad dhan in lagu dhaleeceeyo falka ay dhigaan ...

Read More »

Muslimiinta UK oo gargaaray Caddaan Biritish ah

Muqdisho (Himilonews) – Kumaakun oo daganayaal ah ayaa indhahooda ku arkay hantidoodii ku burburtay daadad kusoo rogmaday. Hayeeshe, inta lagu jiray samata-bixinta, daganayaashu waxay sheegeen falal isku dhaf ah oo naxariis iyo niyad-wanaag ah oo uga yimid dad la qaayibo—Muslimiinta UK. Sama-doonayaasha Ururka Al-Imdaad, oo ah Urur Sama-fal Islaami ah oo ka dhisan Blackburn ayaa u ban-baxay dhibanayaasha iyaga oo ...

Read More »

Feeryahanka Muslimka ah Maxamed Cali Kalaay oo u jawaabay Donald Trump

Muqdisho (Himilonews) – Feeryahanka howla-gabka noqday ee Muslimka ah Maxamed Cali Kalaay ayaa u jawaabay musharaxa xilka madaxtinimada Maraykanka ee Xisbiga Republican-ka Donald Trump–kaas oo yiri Muslimiinta waa in laga mamnuuco inay soo galaan USA. Kalaay oo bartiisa kulanka bulshada ee Twitter fariin soo dhigay ayaa ku yiri: “Waxaan ahay Muslim. Diinteennuna waxay si cad uga hor imaanaysa xasuuq–Paris iyo ...

Read More »

Perviz Musharaf: Mujaahidiinta Kashmiir ma ahan argagaxiso

Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynihii hore dalka Pakistan Parviz Musharaf ayaa ku tilmaamay geesiyaasha gobanimo-u-dirirka reer Kashmiir kuwo Mujaahidiin ah oo aan aheyn argagaxiso.  Hadal uu siiyay BBC-da qeyba afka Urdu-ga ayuu ku sheegay inuu la dhacsan yahay doorka Mujaahidiinta walaallada Kashmiir ay ku leeyihiin la dagaalanka gumeysiga Hinduuga.  “Geesiyaasha Kashmir sida Lashkar-i-Taiba and Jaish-i-Muhammad waa Mujaadiin mana ahan argagaxiso,” ayuu yiri ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!