crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Perviz Musharaf: Mujaahidiinta Kashmiir ma ahan argagaxiso | HimiloNetwork
NEW YORK - SEPTEMBER 20: Pakistan President Pervez Musharraf speaks during a news conference while attending the United Nations General Assembly on September 20, 2006 at the United Nations in New York City. The annual conference comes at a contentious time for the world body as sanctions are being considered for Iran, while separately; United Nations peacekeepers are taking part in eighteen operations around the world. (Photo by Spencer Platt/Getty Images)

Perviz Musharaf: Mujaahidiinta Kashmiir ma ahan argagaxiso

Muqdisho (Himilonews) – Madaxweynihii hore dalka Pakistan Parviz Musharaf ayaa ku tilmaamay geesiyaasha gobanimo-u-dirirka reer Kashmiir kuwo Mujaahidiin ah oo aan aheyn argagaxiso. 
Hadal uu siiyay BBC-da qeyba afka Urdu-ga ayuu ku sheegay inuu la dhacsan yahay doorka Mujaahidiinta walaallada Kashmiir ay ku leeyihiin la dagaalanka gumeysiga Hinduuga. 
“Geesiyaasha Kashmir sida Lashkar-i-Taiba and Jaish-i-Muhammad waa Mujaadiin mana ahan argagaxiso,” ayuu yiri Musharaf oo tilmaamay inuu ogsoonaa in Taliban ay gacan siin jirtay mujaahidiinta Kashmiir. 
Wuxuu tilmaamay inuu marar badan isku dayay in–isaga oo kaashanaya madaxweynihii hore ee Hindiya Atal Bihari Vajbayee–nabad waarta dhex-dhigo mujaahidiinta iyo cadawga militariga Hindiya ee kufsiga, xasuuqa iyo barakicinta ku waday walaallada Muslimiinta Kashmiir. 
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!