crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sheikh Khalid Yasin – Daaciga Waqtigiisa Dacwada Islaamka u hibeeyey! | HimiloNetwork

Sheikh Khalid Yasin – Daaciga Waqtigiisa Dacwada Islaamka u hibeeyey!

Muqdisho (Himilonetwork) – Mr. Khalid Yasin waa daaci Muslim American ah kaas oo diinta Islaamka qaatay sannadkii 1965-kii. Wuxuu ku dhashay Brooklyn, New York, dalka Maraykanka. Hadda wuxuu ku nool yahay Sheffield ee carriga UK.
Waa helaha Ururka Islamic Broadcasting Corporation iyo Xarunta Hadafka Nolosha ee ku taalla isla Sheffield.
Wuxuu kamid yahay daaciyada Islaamka ee qarnigii ina dhaafay dunida Galbeedka kasoo if baxay kaas oo dad badan Eebe gacantiisa kusoo muslimiyay.
Mid kamid ah khudbadihiisa waxaa dhacday in mar qura gabagabadeeda ay soo istaageen 22 qof oo doonaya inay kusoo biiraan bulshada Muslimiinta – halkaas oo Shahaadada loogu qabtay.
Wuxuu dhashay sannadkii 1946-kii.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!