MUQDISHO (HN) — Ku dhawaad hal milyan ayaa sannadkan yimid dalka Qadar si ay daawadaan koobka adduunka. Maalin walbana waxaa masaajidda Dooxa booqanaya kumaankun taageerayaal ah oo doonaya inay wax ka bartaan dhaqanka iyo ilbaxnimada iyo taariikhda umadda Carabta iyo guud ahaan bulshada Islaamka. Masjidka Great Katara Blue ayaana kamid ah. Waxaa si joogto ah jeer walba u booqda dad ...
Read More »Dunida Muslimka
Da’yar Muslim ah oo haweeney u xambaaray inankeeda oo ay qaadi kari la’ayd.
MUQDISHO (HN) — Da’yar Carab Muslim ah oo u dhashay dalka Falastiin ayaa si niyad leh wuxuu u caawiyay laba haween oo dalka Brazil kasoo jeeda kuwaas oo mid kamid ah ay qaadi kari la’ayd cunugeeda. Wuxuuna ilaa goobtii ay u socdeen ku caawiyay inuu dushiisa ugu qaado cunugeeda. Laakiin in yar kaddib da’yarkan Muslimka ah maanu fileyn inuu inankaas ...
Read More »Xijaabka xiro Abyo – Ol’olaha ii xir xijaabka oo ka socda Qadar.
MUQDISHO (HN) — Muuqaal aad ugu baahay baraha bulshada oo haween aan Muslimiin ahayn la barayo sida loo xirto xijaabka ayaa bogaadin iyo soo dhaweyn fiican ka sameeyey ra’yulcaamka dunida Muslimka. Dumarkan oo u badan taageerayaasha xulalka ku loolamaya koobka adduunka ee ka socda Qadar ayay u ahayd markoodii ugu horreysay oo ay xirtaan xijaabka ama ay arkaan Muslimad xijaaban. ...
Read More »Taageerayaal badan oo qaadanaya diinta Islaamka gudaha Qadar.
MUQDISHO (HN) — Muuqaal dhex wareegaya baraha bulshada ayaa la arkayaa taageere u dhashay dalka Mexico oo sannadkan qeyb ka ah Koobka Adduunka oo loo qabanayo shahaadada ama kalmadda Tawxiidka gudaha Masjidka Katara ee magaalada Dooxa. Sheekh ayyan Al-Yafei, oo u dhashay dalka Yemen ayaa u qabanaya Shahaada. Waxaana farxadda iyo reynreynta ka muuqata laga dheehan karay wejiga walaalka Muslimay ...
Read More »Markii koowaad oo aadaanka lagu daahfuro Kubadda Cagta Dunida.
MUQDISHO (HN) — Maanta ayuu furmayaa koobka adduunka. Waxaana qormaya taarikhooyin curdin ku ah geeddi socodka tartankaas caalamiga ah. Markii ugu horreysay ayaa dal Muslim ah oo dhaca Bariga Dhexe lagu qabanayaa koobka. Waxaana ku baxday adduun dhan 220 bilyan oo dollar. Markii ugu horeysay ayaa lagu daahfurayaa aayadaha Qur’anka kariimka ah; waxaana loo dejiyay sharciyo aan horay loogu dhici ...
Read More »La kulan – 11 jirka Muslimka ah ee IQ-giisu ka sara-maray midkii Albert Einstein.
MUQDISHO (HN) — 11 jir Muslim British ah ayaa tijaabada farriidnimada maskaxda ee 1Q-ga, wuxuu ka keenay 162 – isaga oo dhaafay rikoorkii u yiillay Albert Einstein iyo Stephen Hawking. Yusuf Shah, oo sannadka lixaad ka dhigta dugsi ku yaalla Leeds wuxuu guushan ku hantiyay heerka IQ oo aad u sarreeya. Wuxuu kamid noqday ardaydii u fadhiisatay imtixaanka Mensa kaddib markii ...
Read More »Bulsho Imamkooda u dhisaya Guri uu ku noolaado!
MUQDISHO (HN) — Aad bay ugu adag tahay inuu maalin walba saddex saac usoo socdo masjidka si uu jamaacada u tujiyo. Tani waa sheekada maalinlaha ah ee Imam Habib Sarfraz. “Mas’uuliyado badan ayaan ka hayaa halkan oo ay ugu weyn yihiin hoggaaminta shanta salaadood maalin walba,” ayuu u sheegay warbaahinta isaga oo jooga Masjidka Khadeeja. “Aad baana runtii uga fogahay ...
Read More »“Waxaynu nahay Jaarkiinna” — Masaajidda oo albaabada u furaya deriskooda.
MUQDISHO (HN) — Rejada ah in dadka la baro Islaamka, bulshada ku nool Fargo-Moorhead ee North Dakota ayaa iridaha u furaya dadyowga la nool si ay usoo booqdaan masaajidda una helaan xogo iyo macluumaad ku saabsan Islaamka iyo Muslimiinta. Waxaana jaarka masaajidda loogu yeeray inay jeer walba soo geli karaan si ay ula hadlaan ugana bogtaan jawaabaha. Tallaabtan ayaa looga ...
Read More »86 Qof oo sannadkan ku ISLAAMAY gudaha Masjidka Cambridge.
MUQDISHO (HN) — Waa hanuun iyo hidaayo Alle qalbigooda la doonay; sida uu kusoo warramay Masjidka Cambridge Central, ku dhawaad 86 qofood ayaa taniyo bishii Janaayo ee sannadkan qaatay diinta Islaamka. War qoraal ah oo lagu dhigay barta twitter-ka ee Masjidka ayaa lagu yiri; “Alxamdulillah, tobankii bilood ee lasoo dhaafay waxaa Ilaahay halkan ku hadeeyey 86 qofood. Labada bil ee ...
Read More »Xidigta reer Faransa oo qaadatay diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Marine El Himer, oo ah dhar-xayaysiiso iyo daadihiye barnaamij muuqbaahineed oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa qaadatay diinta Islaamka – iyada oo soo dhigtay muuqaal muujinaya qaadashada Shahaadada oo loogu qabtay gudaha Masjid. Laba maalmood kaddib qaadashada Islaamka, Marine ayaa iyada oo xijaaban sawir kusoo gashay meel u dhow Kacbada ee magaalada Makka, sida ay kusoo warrantay Anadolou. ...
Read More »