Nairobi, Kenya – Nin 28-jir ah ayaa shalay isku daldalay deegaanka Siaya ee Kenya kadib muran ka dhashay xeer-hoosaadka qoyska. Moses Otieno ayaa meydkiisa lagu arkay isaga oo kasoo laalaada geed ku dhex-yaala guriga sodohdiisa. Marka loo fiiro daganayaasha Siaya, Otieno iyo ooridiisa ayaa dhawaanahan is-maandhaaf ku dhex qaadanayey guurkooda cusub. “Tani ma ahan markii ugu horreysay ee haweeney kasoo ...
Read More »La-yaabka
Haween kufsi ka cabanaya oo qaawanaan ku ban-baxay
Brazil, Brazil – Boqollaal haween is-qaawiyay oo kasoo horjeeda kufsiga iyo fad-qalalada ka dhanka dumarka ayaa socod ku maray waddooyinka Rio de Janeiro ee dalka Brazil. Haweenkan banneeyey qeybaha kore ee jirkooda ayaa hal-ku-dhigyo ka dhan ah kufsiga ku qoray xubanaha il-qabadka ah ee oogada. Dhacdadan oo fariin xooggan siday waxaa taageeray ururada rayidka ah ee Brazil. Dibad-baxayaasha ayaa hadafkooda koobaad ka ...
Read More »Dhaqtar kufsaday gabar 15-jir bukaan ah!
Nairobi – Bileyska Siaya County ayaa raadinaya dhaqtar lagu soo eedeeyey inuu kufsaday gabar 15-jir bukaan ah xilli uu baaritaan ku sameynayay xaaladeeda caafimaad. Dhaqtarka ayaa la sheegayaa inuu qolka marinta tijaabada caafimaadka uu kusoo xirtay gabadha. Hooyada dhashay gabadha ayaa tilmaantay inay gabadheeda marisay indha-ku-hubin. “Dhaqtarka ayaa marki horaba ku adkeystay in gabadha oo kaliya ay usoo gasho qolkiisa ...
Read More »Ugaarsiga Facebook-ga
Nairobi, Kenya – Bilooyin kahor, gabar 16-jir ah ayaa kasoo tagtay Nakuru iyada oo soo aadeysa Limuru si ay ula kulanto nin ay muddaba ku wada sheekeysan jireen Facebook-ga. Wuxuu usoo diray lacag dhan 400 oo shilin Kenya ah; bas raac. Wuu la kulmay: wuuna u galmooday isaga oo durba ka dhuuntay. Ma aysan heysan lacag ay kusoo laabato. Hayeeshe, ...
Read More »Mandheera: gabar umushay xilli ay ku jirtay imtixaan
Mandheera – Gabar ardayad ah oo u fadhisay imtixaanka dugsiga sare ee KCSE ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii ay fooshu qabatay kahor intaan lasii gelin tijaabada Bayoolojiga maalintii Jimcaha. Gabadha oo kamid ah ardayda dugsiga sare ee Township ayaa ku dhashay isbitaalka Zonal ee degmada Mandheera ayuu sheegay Cabdi Shiikh oo ah sarkaal katirsan waaxda waxbarshada ee bariga Mandheera. “Kadib ...
Read More »Dhabbaha Jaceylka “Tunnel of Love”
Dhabbaha Jaceylka Dhabbaha Jaceylka waa marin dhabbe-bireed qurux badan oo ku yaalla Klevan, Ukraine. Waxaa dhex-mara waddo roor “Tariin” bara-baxsan fogaan dhan saddex kilomitir oo ku dhamaada bartanka warshad sameysa biraha iyo fiilooyinka. Roorku ama tariinku wuxuu kusoo noqdaa saddex jeer dhabbaha si uu alwaax u geeyo warshadda. Si kastaba, geedaha isku dhereran ee laba doc kaga teedsan wadada, ayaa ...
Read More »Kulanka labada Haldoorro!!
Muqdisho (Himilonews) – Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa marti-galisay markii ugu horreysay wiilasha ugu caansan raadeynta dunida. Suldaan Kusii, oo ah ninka ugu dheer dunida, kaas oo dhirirkiisa lagu qiyaaso 2.46 mitir oo qumaati ah, wuxuu xaflad is-barasho ah ku qaabilay ninka koobka ku qaatay caksigiisa sara-joognimo ee gaabnimada—ahaana marti sharaf socdaal dheer uga yimid. Waa ninka reer Mangooli ...
Read More »Quruxda; Midabyaleey!!
Qeybtii saddexaad; Xiriirka ka dhaxeeya Quruxda iyo Jaceylka; Waxaase timid in hadana wax la iska weydiiyo kolka quruxda lagu laro arrin kale oo xasaasi ah, sida jaceylka, mudnaan sidee ah ayay qofka wax jeceli quruxda uga dhigan tahay? Xiriir ceynkee ah ayaana ka dhaxeyn kara jaceylka iyo quruxda?! Weydiimahan waxaan si cilmiyeysan uga bogan doonnaa kolkaan buugga gudaha usii galno; ...
Read More »Cunsuriyaddu idlaan meyso ayuu yiri Robert Mugabe!!
Robert Mugabe oo ka hadlayay cunsuriyadda ka jirta dunida ayaa yiri; –Cunsuriyaddu ma dhamaanayso inta baabuurta cadcadi ay leeyihiin sheegag mad-madow. –Cunsuriyaddu ma dhamaanayso inta dharka cadcad dhaqmada loo hormariyo kuwa mad-madowna loo danbeysiiyo. “–Cunsuriyaddu ma dhamaanayso inta midanka madow ka dhigan yahay ayaan-daro, halka caddaanku uu ka dhigan yahay nabad-galyo. –Cunsuriyaddu ma dhamaanayso intay aroosyada u xiranayno dhar cadcad; ...
Read More »Cunsuriyaddu ma idlaanayso ayuu yiri Robert Mugabe!!
falsafadda xun ee dadka midab-midab u kala soocda; marna halbeegga dhaqaale iyo dhaladnimo kolka ay wax ku qiimeyso, dadka gun iyo gob u kala saarta ee asal-takoorka la yiraahdo “Racism”, waxay dunida ka dhalisay halganno badan oo xaq-u-dirir ah una dhaxeeya kuwa gobka sheegta iyo kuwa ay gumeysan jireen. Nelson Mandela oo sanadii 1918–kii ku dhashay gobolka Transkie ee Koofur ...
Read More »