crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 20

La-yaabka

Wiil yar oo Dallad kaga soo haaday dabaq ay degan yihiin

Beijing (Himilonews) – Hooyo ayaa qarracan ka qaaday aragtida wiilkeeda oo kasoo dhacay dhismo isasaar ah – kadibna si xun u dhaawacmay. Marka loo eego hooyada, wiilka ayaa daawanayay muuqaal Kartuun ah – oo muujinaya qof kaga soo haadaya dhismo dheer barashuut; isna wuxuu isku dayay inuu sidaas oo kale sameeyo. U sheegid la’aanta qorshihiisa qofna, wiilkan 7 sano jirka ...

Read More »

Waligaa ma is tiri; Carrabkaaga ku jooji Marwaxad kuu shidan?!

Rome (Himilonews) – Haweeney u dhalatay dalka  Australia, ayaa rikoorka caalamka ku gashay u adeegsiga carrabkeeda inay ku joojiso marwaxad ama dhigdhigo babaneysa, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay barta internet-ka. Zoe Ellis, oo sidoo kale loo yaqaan Zoe L’Amore, waxay kasoo muuqatay muuqaal fogaan-arag oo lagu qabanayay gudaha dalka Talyaaniga – iyada oo carrabkeeda u isticmaalaysa inay ku joojiso ...

Read More »

Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho (Himilonews) – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug oo hore iyo labada danbe. Waase laga reebay markii uu jirsaday 7 bilood. Hayeeshe wuxuu mahdiyay daryeelkii uu ka ...

Read More »

Carruur shan sano jir ah oo loo xiray laad ay ku dileen shinbir

Prague (Himilonews) – Dhowr carruur shan sano jir ah ayaa galay gacan-ku-heynta booliska kadib markii lagu eedeeyey sababsashada dilka Shinbir ku sugneyd xerada xanaanada noolaha, marka loo eego booliska dalka Czech Republic. Vysocina police ayaa sheegay in goobjooge uu arkay wiilal shan sano jir ah oo haraanti ama laad ku dhifanaya laba shinbirood oo ku jira Jihlava Zoo. Labada shimbirood waxaa ku ...

Read More »

Hooyo – si ay wahsida ugala dirirto inankeeda – sameyneysa fal cajiib leh

London (Himilonews) – Haweeney ku nool UK ayaa barteed facebook ku shaacisay in wiilkeeda lagu heli karo lacag la’an inuu ku shaqeeyo. Donna Cooper waa haweeney howlkar ah taas oo qaadan weysay in inankeeda uu maalintii oo dhan ku dheelo muuqaallada ciyaarta fiidiyowga guriga dhexdiisa – xilli iyada iyo seygeeda ay ku maqan yihiin shaqooyinkooda. Cooper ayaa barteeda ku sheegtay ...

Read More »

Wiil waayay lugihiisa xilli isaga oo sameecad dhagaha ugu jiraan ku jiifay jid tareen

Georgia (Himilonews) – Da’yar ayaa maareeyey inuu qeyla dhaansan karo kadib markii tareen uu dul maray labadiisa lugood. Wiilkan ku nool Georgia ayaa booliska u sheegay inuusan ugu tala-gelin wax-yeelada naftiisa markii uu ku fariistay dhabbe-bireedka tariinka oo ka ag dhawaa beerta raaxada. Sarkaal katirsan waaxda booliska Lilburn oo lagu magacaabo Andy Blimline kaas oo ku sugnaa goobta ayaa sheegay in 17-jirka lagu magacaabo ...

Read More »

Nin afadiisa gubay markii sawir dhigtay barteeda facebook

Thailand (Himilonews) – Hooyo ayaa dhaawac darani soo gaaray kadib markii seygeeda uu dab ku qabtay. 28-jirta lagu magacaabo Chatchawarn Tarrin oo ku nool Thailand ayaa sheegtay in seygeeda uu ka xanaaqay markii ay facebook-geeda saartay sawir iska caadi ah oo ay gashay. Tarrin oo degan Chiang Kham waxay tilmaantay in markii ay guursatay ninkeeda lagu magacaabo Nednapha Nuankhul, oo 26-jir ah uu ...

Read More »

Laba cunug oo mataano ah oo ku qarqoomay qasaalad ay ku dhex dhaceen

Delhi (Himilonews) – Qoys ku nool magaalada Delhi ayaa in badan oo ay baadi-goobeen laba wiil oo mataano 3-jir ah kadib waxay ka dhex heleen qasaaladda lagu dhaqo dharka iyaga dul-sabeynaya. Labada cunug oo lagu kala magacaabo Neeshu iyo Naksh waxaa looga tagtay guriga daqiiqado dhowr ah, halkaas oo hooyada oo lagu magacaabo Rakhi u baxday inay kasoo adeegato suuqa. Markii ...

Read More »

Haweeney gacmo la’aan ah oo 11 shumac ku shiday lugteeda in ka yar 60 ilbiriqsi

Mexico (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Mexico, taas oo gacno la’aan ku dhalatay, ayaa dunida tustay inay maangal tahay in nolol raaxo leh la noolaado gacno la’aan. 39-jirta lagu magacaabo Adriana Irene Macias Hernandez oo ku nool Guadalajara ayaa jabisay rikoorka dunida iyada oo 11 kibriid ku shiday shumacyo wax ka yar 6o ilbiriqsi tiiyoo aysan lahayn laba gacnood. Hernandez sidoo ...

Read More »

Wiil wax-yar kahor diyaarinta tacsidiisa la ogaaday inuu nool yahay

Delhi (Himilonews) – Wiil loo maleeyey inuu dhintay ayaa dib loogula cararay isbitaalka kadib markii uu soo miyirsaday wax-yar un kahor mar la iskugu diyaariyay duugtiisa. Ningappa iyo Manjula Marewad ayaa sheegay in wiilkooda uu qaniinay Ey baadi ah bishii hore mar uu ka shaqeynayay shirkad dhismo. Dhaawaca ayaa si fiican u bogsaday, hayeeshe toddobaadkii hore, Kumar ayaa bilaabay inuu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!