HomeMuuqaalladaDaawo - Tartanka Uusbuurnimada ee Itoobiya ka jira

Daawo – Tartanka Uusbuurnimada ee Itoobiya ka jira

MUQDISHO (HN) — Uusbuurnimada waa mid la isku caayo marka la joogo dhaqanka Soomaalida, laakiin meel kale oo kamid ah dalka aan deriska nahay ee Itoobiya, kuwa caloosha waaweyn waxaa loo arkaa guuleystayaal. Waxayna ku helaan abaalmarin iyo amaan.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments