crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 25

La-yaabka

Daanyeer loo xiray tuugnimo

Muqdisho (HIMILONEWS) – Daanyeer qalalaaso ba’an waday ayaa waxaa xabsiga u taxaabay bileyska kadib kolkii lagu soo eedeeyey inuu shantii bilood ee lasoo dhaafay cunto ka xadi jiray dadka deegaanka, sida laga soo xigtay bileyska Hindiya. Dhacdooyinkan ayaa ku baahay gudaha Sion—dadka deegaanka ayaa farax la qeyliyay markii bileysku ay jeebayn iyo dabrid iskugu dareen. Luqunta daanyeerka ayaa xarig lagu ...

Read More »

Wiil 7-jir ah oo guursaday Eey

Muqdisho (Himilonews) – Wiil yar oo toddoba jir ah ayaa lagu jujuubay meel fagaare ah inuu ku guursado Ey dhedig ah kadib markii qoyskiisu iska dhaadhiciyeen in gabadha koobaad ee uu guursado ka dhiman doonto nasiib xumadiisa.  Toddoba jirka Mukesh Kerai, oo ku nool degmada Manik Bazaar wuxuu meel fagaare ah ku guursaday Ey kadib saadaal waalidkiisu ku sheegeen inay xilli ...

Read More »

Mas Gabar rabtay inay dhunkato qaniinyo ugu badalay

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Thailand ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii uu mas ka qaniinay sanka xilli ay ku jirtay ban-dhig dhayaleed.  29 jiradda Jin Jing ee Phuket, waxay kamid aheyd daawadayaasha ban-dhig xayawaaneed ay soo qaban-qaabisay shirkadda Pa-wai Odski kaas oo iyada oo rabta inay dhunkato maska qaniinyo kala kulantay.  Maska ayaa durba kusoo haliilay gabadha isaga oo ...

Read More »

Q1aad; Taxanaha facebook: gabar lagu kufsaday facebook

Muqdisho (Himilonews) – Maanta waxaynu idin bilaabi doonaa barnaamij la magac baxay Taxanaha Facebook oo aan ku faaqidi doono dhibaatooyinka iyo dheefaha laga helo facebook-ga. Dad badan ayaa si maalinle ah u adeegsada facebook-ga. Taas oo ka dhigan inay la qabsigooda ku xireen xiriirada asxaabtooda. Hadaba, waa muhiiim inaynu wax ka ogaano waxa ka jira badda aynu ka jillaabano ee ...

Read More »

Way dhacdaaye: Waligaa surwaalku makaa furtay meel fagaare ah?!

Muqdisho (Himilonews) – Ivan Zvonimir Cicak oo u heelana soo dhaweynta madax-weynaha dalka Croatia Kolinda Grabar-Kitarovic ayaa waxaa ka dhacay surwaalkiisa.  Ivan oo ay xaajadu ku dhaaya-furatay ayaa is-moodsiiyay inuu surwaalku ka dhacay–isaga oo boorkii uu siday inta si xirfadeysan ugu gacan-dhameeyey marwadii la taagneyd ayuu si aayar ah dib ugu gashaday surwaalkiisa.  Hadaba, aqriste nala wadaag aragtidada. Ma kugu dhacday middan ...

Read More »

Jaceyl dartiis: Adeer la baxsaday gabadha xaaskiisa

Muqdisho (Himilonews) – Bileyska ayaa raadinaya gabar iyo adeerkeed qabay hooyadeed, oo ugu aadan aabo labaad, kadib markay isula baxsadeen lamaane ahaan, sida laga soo xigtay waaxda bileyska Kenya. 36-jirada Caroline Achieng oo ku nool Kibera, waxay sheegtay in seygeedu uu xiriirka u jaray kahor intaanu la fakan gabadheeda 22-jirada ah. Seyga iyo gabadha xaaskiisa ayaa isla baxsaday kadib markay ogaatay ...

Read More »

Cunug Lix lugood ku dhashay!

Muqdisho (Himilonews) – Dhaqaatiir ku sugan Pakistan ayaa ku guuleystay inay ka reebaan afar lugood oo dheeri ku ahaa cunug yar oo ku dhashay lix lugood.  Kooox dhaqaatiir ah ayaa ku sugan xarunta isbitaalka si ay u badbaadiyaan nolosha cunugan yar.  Madaxa NICH, Jamal Raza, wuxuu sheegay in dhashan la yaabka leh ay tahay natiijo ka dhalata cudur hida-sidaha ku dhaca–kaas ...

Read More »

Naag iyada cabsan ninkeeda oo cabsan mindi ku dishay!

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney loo heysto dilka seygeeda, ayaa maxkamadda kahor sheegtay inay qamri la cabtay seygeeda in-yar kadib intaanu dhiman. Agnes Mutheu oo jirta da’da 20-jirka waxay taniyo 2013-ka ku jirtay gacan-ku-heys “Custody” kolkii lagu soo eedeeyey inay toorrey ku dishay seygeeda Anthony Hanjari. Mutheu ayaa ku marmarsootay inay aheyd waqti gudcur ah xilligii ay toorreyda iskaga caabinaysay seygeeda–kaas oo ...

Read More »

Arrin Argagax leh oo ka dhacday Ceelasha Biyaha

Muqdisho (Himilonews) – gabar dhigata jaamacad oo aan la heyb-sheegin ayaa ku dhimatay isbitaalka kadib markii laga soo xaaqay ilmo uurkeeda ku jiray. Sida  ay noo tilmaameen dadka deegaanka, gabadhan ayaa wiil ay saaxiibo yihiin oo Qudbo-siro ku guursaday waxay u qaaday uurka. Wiilka ayaa sida la tilmaamay wuxuu u sheegay saaxiibtiis inuu caqabad kala kulmi doono waalidkiisa. Sidaas darteed ...

Read More »

Wiil saaxiibtiisa oo xaamila aheyd uur-dooxay

Muqdisho – Kaaliye waxbarasho ayaa toorrey ku dooxay caloosha saaxiibtiisa oo aheyd xaamilo si uu u dilo canuga uurkeeda ku jira taas oo ay diiday inay iska soo rido, sida ay maxkamaddu dhageysatay. Kevin Wilson ayaa lasoo werinayaa inuu la careysnaa in Malorie Bantala–oo ah saaxiibtiisa–ay ka dhega-adeygtay amarkiisa ah inay iska soo rido ilmaha ay uurka ku sido. Wuxuu bilaabay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!