crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 43

Yearly Archives: 2017

Nin dhegtiisa ku buufiyay sunta cayayaanka suu u dilo Baranbaro ku dhex jirtay

Beijing (Himilonews) – Kadib isku-day badan uu ku rabay inuu iskaga soo bixiyo Baranbaro ku jirtay gudaha dhegtiisa, ninka reer Shinees ayaa go’aansaday inuu tallaabta ugu danbeysa ka dhigo inuu sun ku buufiyo si uu ugu dhex dilo cayayaanka ku jira. 60-jirkan ayaa u sheegay dhaqaatiirta caafimaadka in Baranbaro ay dhex gashay dhegtiisa bilowga bishan. Wuxuuna tlmaamay inuu dareemayay dhaqdhaqaaqeeda, ...

Read More »

Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo!

Muqdisho (Himilonews) – Marka aan u fiirsado sida hadda rayn-reynta iyo farxadda loogu soo dhoweeyey guushaada madaxweynenimmo oo aan garab-dhigo sida aad u muuqan doonto marka xamaasadda iyo xiisuhu waayaan Gaawe, Bire,(Bure),  Dhakal, Toobte ama Ameel lagu liso, oo lagu keydiyo, markii ay waxtar u baahdaana loogu jawaabo, waxa ii muuqata in aadan waxqabad ka weyn kana duwan kan madaxdii ...

Read More »

Hadduu jiri lahaa Lik Wan Yew Soomaali ah

Singapore (Himilonews) – Kan nasiibka u yeesha in la yiraahdo Madaxweyne Jaalle Hebel  kadib loolan dheer, kaligiis sooma marin fursaddan oo kale. Waxaa kaga horreeyey kuwo hore; hubaalna waxaa kaga danbeynaya kuwa kale. Laakiin waxaa macno sameeyey hoggaamiyaha si niyad leh loo qaabilo maalintuu xilka qabto – balse ay shacabku ka tiiraanyoodaan maalinta uu xilka ka degayo. Hayeeshe, waa kuma ...

Read More »

Hoggaamiyaha loo baahan yahay!

Muqdisho (Himilonews) – Aqoonyahankii Yuhuudi Maraykanka ahaa ee  Albert Einstein ayaa yiri; “Gebi-dhacleyntu waa ku celcelinta sameynta hal shey mar iyo marar adiga oo filanaya inaad toos u tiigsato natiijada ugu fiican. Maamulka dowladeed ee aan lagu hagin dheelli-tir iyo turxaan-bixin mar iyo marar waxay iyaduna noqon kartaa jah-wareerka diida is-raaca iyo midnimada bulshada la maamulayo. Taas waxay kuusoo baxaysaa ...

Read More »

Hooyo inanteeda ku dartay nin 40-jir ah si uu daryeel u siiyo geerideeda kadib

Harare (Himilonews) – Hooyo ayaa gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah khiyaar la’aanteeda. Hooyada 44-jirta ah ee u dhalatay Zimbabwe waxaa lagu xukumay shan bilood oo xarig ah markii ay gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah. Hooyada oo aan la heyb-sheegin si looga hortago in la ogaado badqabka inanteeda ayaa sheegatay inay gabdhadeeda u guurisay nin ka da’weyn si ay u ...

Read More »

Marka uu abaalku gaagaxo!

Abuja (Himilonews) – Haweeney ayaa dhumisay jaceylka nolosheeda iyo shaqadeedii fiicneyd kadib markii ay eersatay samafal ay sameysay. Chinedu Chukwu, oo u dhalatay Nigeria, ayaa ku sugneyd beerta xanaanada duur-joogta oo ku taalla Abuja markii ay kula kulantay 45-jir lagu magacaabo Raphael Emmanson. Emmanson ayaa Chukwe la wadaagay sheeko tiiraanyo leh oo ku saabsan sida uu kaga yimid Okigwe si uu u ...

Read More »

Turkiga: Magaalo dhan oo caafimaadka ka shaqaynaysa!

Ankara (Himilonews) – Bal aan soo qaato Turkiya iyo waxa ka dhex socda goosgooskan aan idin kula wadaagayo in caalamka Islaamku mar labaad lawareegi doono horumarinta dunida. Waxa aan maqli jirnay cisbitaal ayaa la furay hayeeshe ma maqashay Magaalo dhan oo cisbitaal ah ayaa la furaya? Gobolka Maarisiin ee koonfurta Turkiya waxa dhawaan laga furay Magaalo dhan oo loogu adeegi ...

Read More »

Haweeney sankeeda laga soo saaray Baranbaro nool

Mumbai (Himilonews) – Haweeney ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii Baranbaro ay ku gurguuratay sankeeda xilli ay ku hurdeysay sariirteeda, marka loo eego dhaqaatiirta dalka Hindiya. 42-jirta lagu magacaabo Selvi oo ku nool Injambakkam ayaa sheegtay inay dareentay wax ku dhex gurguuranaya gudaha sankeeda saqda dhexe ee habeen barka. Waxay iska marmartay ama xogxogday sanka kadibna iskaga laabatay hurdadeeda. Markii ay waabariisatay, ...

Read More »

Hooyo diiday inay nuujiso cunugteeda oo ku dhalatay muuqaal ay ka naxday

Delhi (Himilonews) – Hooyo ayaa waxaa ku dhacay cudur ku dhasha niyad-jabka lama filaanka ah kadib markii ay dhashay cunug xubnihiisu kala dhiman yihiin. 25-jirta lagu magacaabo Priyanka Kumari oo u dhalatay dalka Hindiya waxay sida caadadeeda ah taniyo dhalmadeeda dharabta ku heysataa cunugeeda ay kula jirto isbitaalka, hayeeshe waxay diidan tahay inay naas-nuujiso. Kumari waxay sheegtay in cunugeeda oo aan ...

Read More »

Cudurka Kansarka iyo jiritaankiisa gudaha Soomaaliya

Muqdisho (Himilonews) – Kansarku waa mid kamid ah sababaha dhimashada Insaanka ee qarniga 21aad, marka loo eego hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waana saddaxda cudur ee dhimashada ku keena da’yarta ka hooseysa qaan-gaarka, marka loo eego mareegta Dosomething. In ku dhow 70%, u dhimashada cudurka Kansarka waxay aalaaba ku badan tahay dalalka soo koraya iyo kuwa saboolka ah. Loo yaqaan Kaankaro, ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!