Yearly Archives: 2017

Fikradaha ay hooyooyinku ka heystaan caadada gudniinka Fircooniga

Muqdisho (Himilonews) - Gudniinka Fircoonigu wuxuu kamid noqday caadooyinka soo jireenka ah ee ragaadiyay nolosha jiilal gabdho ah taniyo gu’yaal badan. In-kasta oo aan la...

Shaqaale banki oo adduun lacageed si kama’ ah ugu riday gudaafadda qashinka

Muqdisho - Shaqaale banki ayaa argagaxay kadib markii lacag kaash ah ay ku dareen qashinka - balse qarwaaqsaday gafkooda xilli gaariga lagu daabulo qashinka...

Marka uu macalinku sababsado geerida ardaygiisa

Nairobi (Himilonews) - Gabar yar ayaa ku dhimatay sababta macalimaddeeda aan dhimirsiga lahayn iyo wax-ma-garato ku fasal ahaa gudaha Kenya. Joy Wangari, oo 10-sano jir...

Yaab: Bangi la yiraahdo Grade Bank oo laga furay Shiinaha!

Beijing (Himilonews) - Haddii aad maqli jirteen bangi bixiya amaah lacageed; dul-saar iyo dul-saar la’aanba, bangi ku yaalla Shiinaha ayaa bixinaya buundooyin amaah ah...

Wax ka badan samafal iyo insaannimo

Delhi (Himilonews) - Ajay Munot, oo ah ganacsade maal-qabeen ah oo ku nool Maharashtra, India ayaa dhawaantan guryo u dhisay qoysas sabool ah halkii uu...

Markay qoysku dib u midoobaan

Beijing (Himilonews) - Hooyo iyo labadeeda gabdhood oo weynaaday ayaa isla ilmeeyay markii ay nolosha ku midoobeen 28 sanadood kadib markii ay kala irdhoobeen. Nasiib-darro,...

Marka uu maal-qabeenku lacagtiisa ku labisto

Pretoria (Himilonews) - Michael Andile Dlamini, oo ah maalqabeen dhiryaqaan ah oo kasoo jeeda Nongoma, Koofur Africa ayaa noqday in loogu yeero ‘Mzimb’okhalimali’ – Jirka...

Marka uu Jiirku wax xado

Beijing (Himilonews) - Milkiilaha baqaar ku yaalla Shiinaha kaas oo Jiir ku qabtay isaga oo bariis ka xadaya ayaa xirxiray kadibna ku bahilay dadweynaha...

Cunug afar lugood iyo laba xubno taran leh oo ku dhashay Hindiya

Delhi (Himilonews) - Haweeney ku nool dalka Hindiya ayaa dhashay wiil leh afar lugood iyo laba xubno taran ah, marka loo eego dhaqaatiirta isbitaalka. Dr....

Haweeney caloosheeda laga helay 57 baakad oo daroogo ah oo la xiray

Muqdisho (Himilonews) - Haweeney ayaa loola kacay dhinaca isbitaalka kadib markii mashiinka baaritaanka ee gegida diyaaradda uu shaki ka muujiyay walxo ku jiray caloosheeda. 32-jirta...

Most Read