Yearly Archives: 2017

Nin dhegtiisa ku buufiyay sunta cayayaanka suu u dilo Baranbaro ku dhex jirtay

Beijing (Himilonews) - Kadib isku-day badan uu ku rabay inuu iskaga soo bixiyo Baranbaro ku jirtay gudaha dhegtiisa, ninka reer Shinees ayaa go'aansaday inuu...

Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo!

Muqdisho (Himilonews) - Marka aan u fiirsado sida hadda rayn-reynta iyo farxadda loogu soo dhoweeyey guushaada madaxweynenimmo oo aan garab-dhigo sida aad u muuqan...

Hadduu jiri lahaa Lik Wan Yew Soomaali ah

Singapore (Himilonews) - Kan nasiibka u yeesha in la yiraahdo Madaxweyne Jaalle Hebel  kadib loolan dheer, kaligiis sooma marin fursaddan oo kale. Waxaa kaga...

Hoggaamiyaha loo baahan yahay!

Muqdisho (Himilonews) - Aqoonyahankii Yuhuudi Maraykanka ahaa ee  Albert Einstein ayaa yiri; “Gebi-dhacleyntu waa ku celcelinta sameynta hal shey mar iyo marar adiga oo...

Hooyo inanteeda ku dartay nin 40-jir ah si uu daryeel u siiyo geerideeda kadib

Harare (Himilonews) - Hooyo ayaa gabadheeda u guurisay nin 40-jir ah khiyaar la'aanteeda. Hooyada 44-jirta ah ee u dhalatay Zimbabwe waxaa lagu xukumay shan bilood...

Marka uu abaalku gaagaxo!

Abuja (Himilonews) - Haweeney ayaa dhumisay jaceylka nolosheeda iyo shaqadeedii fiicneyd kadib markii ay eersatay samafal ay sameysay. Chinedu Chukwu, oo u dhalatay Nigeria, ayaa...

Turkiga: Magaalo dhan oo caafimaadka ka shaqaynaysa!

Ankara (Himilonews) - Bal aan soo qaato Turkiya iyo waxa ka dhex socda goosgooskan aan idin kula wadaagayo in caalamka Islaamku mar labaad lawareegi...

Haweeney sankeeda laga soo saaray Baranbaro nool

Mumbai (Himilonews) - Haweeney ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii Baranbaro ay ku gurguuratay sankeeda xilli ay ku hurdeysay sariirteeda, marka loo eego dhaqaatiirta...

Hooyo diiday inay nuujiso cunugteeda oo ku dhalatay muuqaal ay ka naxday

Delhi (Himilonews) - Hooyo ayaa waxaa ku dhacay cudur ku dhasha niyad-jabka lama filaanka ah kadib markii ay dhashay cunug xubnihiisu kala dhiman yihiin. 25-jirta...

Cudurka Kansarka iyo jiritaankiisa gudaha Soomaaliya

Muqdisho (Himilonews) - Kansarku waa mid kamid ah sababaha dhimashada Insaanka ee qarniga 21aad, marka loo eego hey'adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waana saddaxda cudur...

Most Read