Muqdisho (Himilonetwork) – Muslim kasoo jeeda degmada Paisley, dalka Scotland ayaa sameeyey firinjiyeer bilaash loogu rido cuntada si loogu deeqo dadka danyarta – isaga oo naawilaya in bangiyada cunnooyinka ay ka caawin karto ilo ay ku fuliyaan doonistooda. “Dadka bulshada kamid ah – u eegis la’aan wejiyadooda waxay awoodi karaan inay cunnada kala baxaan firinjiyeerka,” ayuu yiri Rekz Afzal. “Waxaan halhaleel ugu ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Daawo Jaamacaddii ugu horreysay ee Dunida laga dhiso.
Muqdisho (Himilonetwork) – Halkan maanta hirashada iyo ku dayashada dhanka ilbaxnimada laga eegto dunida Galbeedka, waxaa jira waqti Galbeedku dunida Muslimka kasoo doonan jiray aqoonta iyo ilbaxnimada. Jaamacaddii ugu horreysay ee dunida laga dhiso waxay ku taalla dalka Marooko ee waqooyiga qaaradda Afrika. Haddaba halkan ka daawo Jaamacadda muuqaal yar oo laga soo duubay.
Read More »Sababta aan ugu baahannahay inaan dhoolla-caddeyno!
Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaynu qarash ku bixinaa lacag badan sanad kasta kaliya si aan iskugu dayno inaan hubsano caafimaadkeenna. Qaadashada cunno bisil, booqashada dhaqaatiirta, hubinta faya-dhowrka iyo dhawaanahan jimicsiga iyo jiimka oo kusoo kordhaya waa najiitooyin lagu doono in qof uu ku ogaado negi-samida caafimaadkiisa. Waxaa jira habab badan oo aad ku keydsan karto lacagtaada korna aad ugu qaadi karto ...
Read More »Sababta aan Saaxiibo ugu baahannahay!
Muqdisho (Himilonetwork) – Mid kamid ah tiirarka ugu muhiimsan balse si liidata looga fahmay xerada cilmiga kasmo-nafeedka waa doorka saaxiibadu ku leeyihiin nolosheenna. Wax iska caadi ayay u muuqataa inaan si qoto dheer loo qaadaa-dhigin ahmiyadda saaxiibadu noogu fadhiyaan. Dhinac kasta oo nolosha laga eego, saaxiibadu waa iftiin shidmaya. Marka ay timaado farxadda, saaxiibada ayaa fure u ah. Halkan haddaba ...
Read More »19 November – Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha.
Muqdisho (Himilonetwork) – Taniyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha si loo asteeyo baraaruga caalamiga ah ee la xiriira muhiimadda helitaan ee musqulo iyo doorkooda la xiriira nadaafadda iyo caafimaadka adduun-weynaha. Wadajir waxaan ku sameyn karnaa musqulo iyo nadaafad guud oo qof kasta uu heli karo. Waxaanse u baahannahay inaan ...
Read More »Wasaqeynta Deegaanka – Halis Mugdi gelinaysa Mustaqbalka Beritto!
Muqdisho (Himilonetwork) – Wasaqowgu waa mid kamid ah dilayaasha dunida ugu waaweyn kaas oo saameynaya in ka badan 100 milyan oo qof. Taasi waxay tiro ahaan la siman yahay cudurrada waaweyn sida Duumada iyo feyruska dilaaga HIV. Si kale marka loo yiraahdo, wasaqda ka jirta gudaha dalka Shiinaha waxay bedeli kartaa cimilada dalka Maraykanka. Waxay qaadanaysaa shan maalmood in wasaqaynta ...
Read More »Arday Muslim ah oo diintiisa ku sharraxaya qaab wada-hadalka ku dhisan!
Washington (Himilonetwork) – Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho si uu ugala hadlo Islaamka. “Waxaa jira meel banaan oo wararkii loo baahnaa aan lagu daabicin, warbaahintuna waxay kusii soctaa inay warar aan jirin ku buuxiyaan,” ayuu Akbar u sheegay Daily Pennsylvanian. “Meeshaasna waxaan ku buuxin karnaa ...
Read More »Dhaqaatiir Muslimiin ah oo daryeel caafimaad oo bilaash ah u fidinaya Danyarta Maraykanka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Siinta tusaalaha habboon ee farriinta Islaamka iyo daryeelka dadka xanuunsan, dhaqaatiir Muslimiin ah ayaa xarunta al-Shifa ee magaalada San Bernardino waxay ku daweyn jireen dadka danyarta ah 17-kii sano ee lasoo dhaafay. “Waxaan nahay Muslimiin, waxaana aynu dooneynaa inaan bulshada caawinno,” Dr. Talat Khan, agaasimaha xarunta al-Shifa ayaa u sheegay Laanta afka Soomaaliga ee VOA. “Kama dhigna Muslimiinta ku dhex nool ...
Read More »Muslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda.
Muqdisho (Himilonetwork) – Muslimad ku nool magaalada Patna, dalka India, waxaa xijaabka ay xiran tahay awgeed loogu diiday shaqo ay doonaysay xarunta lagu daryeelo aqoonta Delhi. “Waxaan ka xumahay inaan ku ogeysiiyo in meel dheer ka aragaaga uu ka turjumayo diintaada aad rumeysan tahay,” Harish Varma, madax-weynaha xarunta Delhi Orphanage ee gabdhaha lagu daryeelo ayaa kusoo qoray bartiisa. Nedal Zoya, oo marqaatiga labaad ka ...
Read More »Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda.
Muqdisho (Himilonetwork) – Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u taagan tahay taas oo ah ixsaan iyo samafal. Balse marka aad aragto samafalayaasha qaar sida Maxamed Bzeek oo ah muwaadin Maraykan ah kaas oo carruurta ka xanuunsan maskaxda siiya daryeel caafimaad oo bilaash xilli isaga laf ...
Read More »