Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaMuslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah... Dunida MuslimkaMuuqaallada Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda. By Zakariya November 18, 2017 0 62 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u taagan tahay taas oo ah ixsaan iyo samafal. Balse marka aad aragto samafalayaasha qaar sida Maxamed Bzeek oo ah muwaadin Maraykan ah kaas oo carruurta ka xanuunsan maskaxda siiya daryeel caafimaad oo bilaash xilli isaga laf ahaantiisa uu yahay bukaan-socod la xanuunsan cudurka Kansarka waxaad ogaanaysaa in Muslimiintu ay kaalin dahabi ah ku leeyihiin nolosha umadaha ay ku dhex nool yihiin. Halkan haddaba ka daawo warbixin laga diyaariyay. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleAkhriso : Ereyo Ama Oraahyo Jaceyl oo Xikmado badan XumbaarsanNext articleMuslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda. Zakariya RELATED ARTICLES Dunida Muslimka “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Dunida Muslimka Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Dunida Muslimka Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments