Yearly Archives: 2017

Aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga wiilkiisa!!

Muqdisho (Himilonetwork) - Wax cafintu ma ahan mid ku xiran caqiido diimeed, dhaqan umadeed iyo wixii lamid ah. Waa arrin ama mas'alo insaani ah...

Muslimiin ku tukaneysay fagaaraha Clichy oo fal cunsurinmo ah lagula kacay

Paris (Himilonetwork) - Qiyaastii boqol  ka mid ah siyaasiyiinta Faransiiska ayaa isugu soo baxay wadooyiinka magaalada ku taalla duleedka Paris iyagoo ka cabanaya dad...

Qormo – Dal-jir Dadkiisa ka didaya miyaa Dalkiisa dhowri kara?!

Muqdisho (Himilonetwork) - Waqtigii halganka, dadku waxa ay ugu jeclaayeen ninka ama qofka qoriga sita ee difaacaya xorriyaddii dalka u baahnaa, Maadaama uu xilligaasi...

Saameynta Maandooriyuhu ku hayo Nolosha Jiilka Maanta.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maandooriyuhu kaliya ma saameynayo shaqsiyadda, hayeeshe wuxuu sidoo kale raadeyn karaa qoysaska, shaqooyinka, caafimaadka qofka, habka daryeelka caafimaadka, bulshada deegaanka iyo...

Suuq lagu iibiyo Hadyadaha lammaanaha kala hara oo la furay!

Hanoi (Himilonetwork) - Gudaha magaalada Hanoi, dalka Fitnam, hindise da’yar oo lagu magacaabo Dinh Thang ayaa helay hal-abuur xal noqon kara. Halkii la iska...

Idaha oo kala aqoonsan kara Wajiyada Dadka ay arkaan!

Muqdisho (Himilonetwork) - Jaamacada Cambridge cilmi baaris cusub ay sameysay ayaa lagu ogaaday xayawaanka Idaha in uu kala aqoonsan karo Wajiyada ku cusub iyo...

Aroos noociisa aan horey loogu arag dunida oo ka dhacay dalka Talyaaniga

Napoli (Himilonetwork) - Haddii aad maqli jirtay lamaane aqal galay, rag isguursaday ama Dumar dhexdooda isqaba, maanta waxaan soo baxday sheeko intaas oo dhan...

Matxafka lagu keydiyo Xusuusta Xiriirrada Go’ay

Zagreb (Himilonetwork) - Matxafka Xiriirada Go’ay wuxuu kamid yahay goobaha si la yaabka leh loogu dalxiiska tago caalamka. Halkan, dadka imaanaya waxay u riyaaqaan...

Nin 25 Xabo oo moobiillada iPhone-ka codsi guur ugu ban-dhigtay saaxiibtiisa!

Beijing (Himilonetwork) - Chen Ming, oo ah da’yar ku nool Shenzen, dalka Shiinaha ayaa dhawaan soo jiitay indhaha dadka la dhacsan isticmaalka telafoonnada iPhone-ka kadib...

Muslim aashito lagu soo weeraray oo aan dib danbe wax u arki doonin.

London (Himilonetwork) - Muslim cunna-geeye ah ayaa nolosha la halgamaya kadib markii weerar aashito ah uu laba indhood wax-yeelay. Marka loo eego  Independent, laba qof ayaa...

Most Read