crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga wiilkiisa!! | HimiloNetwork

Aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga wiilkiisa!!

Muqdisho (Himilonetwork) – Wax cafintu ma ahan mid ku xiran caqiido diimeed, dhaqan umadeed iyo wixii lamid ah. Waa arrin ama mas’alo insaani ah oo qofku kaga xoroobo ciriiriga ka heysta qalbiga una ogolaada inuu liibaan ku noolaado.
Mid kamid ah dadka sida la yaabka leh u cafiyay dadkii ku gaboodfalay waa aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga inankiisa.  Abdul-Munim Sombat waxaa laga dilay wiilkiisa, balse markii xukunka la keenay dilaaga, wuxuu u fidiyay cafis qiiro leh.
Halkan ka daawo qurub yar oo laga soo qaaday muuqaalkaas.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!