Yearly Archives: 2017

Akhriso : Ereyo Ama Oraahyo Jaceyl oo Xikmado badan Xumbaarsan

Muqdisho (Himilonetwork) - Maanta waxaan doonayaa Mudanayaal iyo Marwooyin in aan shacabka Soomaliyeed intooda wax akhisa u soo bandhigo Oraahyo ama Weedho Xikmado badan...

Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!

Muqdisho (Himilonetwork) - Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay...

Marka uu Musuqu  inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!

Muqdisho (Himilonetwork) - Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa...

Qaraxii 14-ka October –Bil kadib Xusuusta Maanta!

Muqdisho (Himilonetwork) - 30 cisho kadib halkan waxaa kasii dhamaanaya muuqaalladii argagaxa lahaa ee 14-kii October ka dhacay kaas oo galaaftay nolosha dad badan...

14 November – Maalinta Caalamiga ee Cudurka Macaanka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-degaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay...

Waa Maxay sababta dhabta ah ee loo Diley Mucaamir Al Qadaafi.?

Muqdisho (Himilonetwork) - “Ma doonayo in aan wadan kale ku noolaado anigoo Qaxooti ah, waxan ku dhashay halkan Liibya, waxaanna ku dhimanayaa Liibya. dalkani...

Aokigahara – Keynta Geerida ee la isku delelo dhexdeeda!

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi,...

Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha...

Sahan – Ku seexashada Marwaxado shidan waxay sababi kartaa dhimasho kedis ah!

Muqdisho (Himilonetwork)- 44-jir u dhashay dalka Thailand ayaa u dhintay xanuun lagu magacaabo hypothermia kadib markii uu jiifsaday isaga oo saddex marwaxad ay ku...

Lamaane 2 toddobaad kadib arooskooda ku kala tagaya arrin xasaasi ah!

Qaahira (Himilonetwork) - Haweeney 28-jir Masar u dhalatay ayaa raadinaysa dalaaq ama furriin kadib laba toddobaad un oo ay is qabeen seygeeda – iyada...

Most Read