Daawo Jaamacaddii ugu horreysay ee Dunida laga dhiso.

Muqdisho (Himilonetwork) – Halkan maanta hirashada iyo ku dayashada dhanka ilbaxnimada laga eegto dunida Galbeedka, waxaa jira waqti Galbeedku dunida Muslimka kasoo doonan jiray aqoonta iyo ilbaxnimada. Jaamacaddii ugu horreysay ee dunida laga dhiso waxay ku taalla dalka Marooko ee waqooyiga qaaradda Afrika.
Haddaba halkan ka daawo Jaamacadda muuqaal yar oo laga soo duubay.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!