Washington (Himilonetwork) – Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho si uu ugala hadlo Islaamka.
“Waxaa jira meel banaan oo wararkii loo baahnaa aan lagu daabicin, warbaahintuna waxay kusii soctaa inay warar aan jirin ku buuxiyaan,” ayuu Akbar u sheegay Daily Pennsylvanian.