Muqdisho (Himiloews) – Sawirka kuu muuqda – wali ma is-weydiisay haddii ay is boodi karaan Geri iyo Farow? Sidee ayuuse u ekaan karaa ilmaha ka dhex-beerma? Waa maxayse magaca aad u bixin laheyd? Jawaabta ilaa hadda lama tilmaami karo. Xayawaanka kuu muuqda waxaa la yiraahdaa Okapi waxaana markii ugu horreysay lasoo ogaaday sanadkii 1901. In kasta oo saynisyahannadu ay sheegaan in ...
Read More »Yearly Archives: 2017
22 March: Maalinta Caalamiga ee Biyaha
Muqdisho (Himilonews) – 22 bisha March sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha. Ujeeddadu waa in la xaddidaa mushkiladaha biyaha ku foolan. Maanta, 1.8 Bilyan oo dad ah ayaa adeegsada ama isticmaala biyo aan sugneyn – leh noole ilma-aragti ah, calaw iyo saxaro – taas oo ku sababeysa inay ku dhacaan cudurrada Koleeraha, Daacuun-caloolaha, Tiifowga iyo ...
Read More »21 March: Maalinta Caalamiga ee Gabayga
Muqdisho (Himilonews) – Dadka qaar waxay gabayga u arkaan ereyo isku dhagan iyo maaddo lagu qasbo inay ku bartaan iskuulka. Hayeeshe, kuwa kale, waxay uga dhigan tahay mid kamid ah waddooyinka ugu waaweyn ee lagu muujiyo shucuurta iyo dareenka – qaab isku keeni kara dadka. Marka iyada oo taasi maanka lagu wada hayo, sanadkiiba mar, dunidu waxay xustaa Maalinta Caalamiga ...
Read More »La kulan: Wiil ay isku magac noqdeen madaxweyne caan ah oo shaqo la’aan ku dhacday
Delhi (Himilonews) – Saddam Hussain, oo ah injineer mariinis ah oo ku nool magaalada Jamshedpur ee dalka India ayaa sheeganaya in la wadaagista magac qura madaxweynihii hore ee Iraaq darteed ay ku adkaatay inuu shaqo ku helo kuliyaddii uu bartay. Markii awoowgiis uu magac u dooray 25-sano kahor, muusan ka heysan fikrad in magaciisa uu ku noqon doono caqabad u diida inuu ...
Read More »La kulan: Maxamed Alaa – Ninka Bisadaha Xalab
Suuriya (Himilonews) – Magaalada Suuriya ku taalla ee Xalab dabcan waa meesha ugu halista badan dunida maanta, hayeeshe halka in badan oo kamid ah daganayaasheeda ay isaga qaxeen si ay uga dheeraadaan dagaallada ka socda, hal nin ayaa u haray daryeelka boqollaal Bisado ah oo looga tagay cidlada. Loo yaqaan ‘Ninka Bisadaha Xalab’, Mohammad Alaa Jaleel wuxuu daryeel siinayay Mukulaalaha taniyo ...
Read More »Doorka Keymaha iyo Kaalinta Deegaanka
Muqdisho (Himilonetwork) – Goob tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku socda baaxadda keymaha oo awalba boqolkiiba 50% ka aheyd dhulweynaha dunida. Keymahani waxay asal ahaanba hoy iyo gabaad u ...
Read More »21 March: Maalinta Caalamiga ee Keymaha
Muqdisho (Himilonews) – Goob tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku socda baaxadda keymaha oo awalba boqolkiiba 50% ka aheyd dhulweynaha dunida. Keymahani waxay asal ahaanba hoy iyo gabaad u ...
Read More »20 March: Maalinta Caalamiga ee Farxadda
Muqdisho (Himilonews) – Tilmaanta la siiyo wax kasta oo dubaaqa qofka ku beera astaamaha reynreynta – muuq iyo macnawiba – ayaa la yiraahdaa Farxad. Waana hubka mar waliba loo baahan yahay si loola diriro murugada. Farxad mar kale waxaa lagu tilmaamaa helidda wixii aad rabtay. Si kastaba, sanaihii danbe waxaa maalmaha caalamiga ee la xuso maanta oo kale loo asteeyey ...
Read More »Lakulan: Ninka gurigiisa maktabad uga dhigay dan-yarta si ay wax ugu aqristaan
MUQDISHO (Himilonetwork) – Howl-gab xisaab-yaqaan Filipines ah, Hernando Guanlao, wuxuu helay waddo cajiib ah oo uu ku qaato waqtigiisa nasiinada u badan – wuxuu maktabad yar ka sameeyey ardaaga hore ee gurigiisa isaga oo ilmaha danyarta ah buugaagta ku siiya lacag la’aan. Maktabadda yar ee Hernando waxay aad muhiim ugu tahay bulshada uu ku dhex nool yahay halkaas oo carruur ...
Read More »Ey si tiiraanyo leh iridda hore ee isbitaalka ku sugay milkiilihiisa oo dhintay
Brazil (Himilonews) – Taniyo markii milkiilihiisa loo qaaday isbitaalka Ruth Cardoso Hospital ee magaalada Santa Catarina, Brazil, Ey madow oo lagu magacaabo Negão wuxuu si dul-qaadnimo ku jirto bannaanka hore ee isbitaalka ku sugayay saaxiibkiis si uu ugu soo baxo. In kasta oo ninku dhintay in yar kadib markii la keenay isbitaalka, hadana sheekada Negão waxay taabatay qalbiyada dad badan oo dunida dacalladeeda saaran. ...
Read More »