Madrid (Himilonews) – Ma oggolaan laheyd in qof uu ka dulboodo carruurtaada sidaan oo kale? Dabcan Maya! Loo yaqaan El Colacho – afka Spain, Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka waa dhacdo shacbiyad leh oo ka dhacda degmada Castillo de Murcia oo u dhow Burgos taniyo sanadkii 1620. Asalka dhacadada waa in lix ubad oo si wacan loogu soo labisay la jiifiyo joodari laba nafar ah, waana ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda
Muqdisho (Himilonews) – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug oo hore iyo labada danbe. Waase laga reebay markii uu jirsaday 7 bilood. Hayeeshe wuxuu mahdiyay daryeelkii uu ka ...
Read More »Macbadka Shabeelka – Goob Dal-xiisuhu sawir kula galo Dugaagta.
Thailand (Himilonews) – Meel dalxiisayaashu ay dhaweysan karaan Shabeelka si lamid ah Bisadaha, halkan waxaad ku arkaysaa waxyaalo aadan maalin kasta arki karin. Macbadka Shabeelka Wat Pha Luang Ta Bua waa keynta buudiska ee Theravada. Gudaha Thailand waxay gabaad iyo daryeelba u aheyd noole badan oo halis ugu sugan dabargo’ oo ay kamid yihiin Shabeel tira badan. Waxaa loo aas’aasay goob xanaaneed ...
Read More »Nigeria – Fantasiyaha Kalluumaysi ee Arugungu
Lagos, Nigeria (Himilonews) – Arugungu waa dhacdo dhaqameed Nigerian ah oo kumaankun kalluumaysato ah ka qeyb-galaan. Arugungu waxay ka dhacdaa Kebbi oo waqooyi galbeed kaga taalla dalka halkaas oo tiro kalluumaysato ah ay ku kulmaan iyaga oo maanka ku haya hal arrin – qabashada kalluunka ugu weyn. Mar kaliya markay maqlaan dhawaqa rasaasta loo yeeriyo ayay wada galaan biyaha Matan Fada iyaga oo sidata ...
Read More »Farqiga iyo fursadaha kala duwan ee nolosha Miyi iyo Magaalo
Muqdisho (Himilonews) – Waxaa jiray waqti dunida soo maray oo dadku aysan aqoon magaca magaalo. Waxayna ku noolaan jireen caksigeeda. Ma aqoonin gaadiid bireed lagu socdaalo – iskaba daa dayuurad lagu dhoofo. Taas badalkeeda wixii agtooda yiillay ayaa uga dhifnaa wax ka badan noloshooda. Markii danbe waxaa timid nolol kale oo sidata fursado ka baxsan midda ay ku jireen ee miyiga. ...
Read More »Lakulan: Deeqsiga 8 sano lacag la’aan ku kaalmeeya dadka dan-yarta
Moscow (Himilonews) – 8-dii sano ee lasoo dhaafay, ku dhawaad laba boqol oo ah qoysas ku nool degmada Strunino – magaalo yar oo ku taalla gobalka Vladimir Oblast ee dalka Ruushka kama aysan warwarin iibsiga Rootiga. Mahadaas waxay ku laabaneysaa deeqsiga leh dukaan weyn kaas oo si lacag la’aan ku siin jiray. Mamoud Shavershyan, wuxuu Ruushka uga yimid dalka Armenia, 25 sano kahor. Wuxuu ...
Read More »Lakulan: Macalinka Ardayda xisaabta ku jecleysiiya ciyaarta ama dheesha Hip-Hop-ka
Pretoria (Himilonews) – Kurt Minnaar, oo ah macalin 33-jir ah waxna ka dhigaya dugsiga Cape Town’s Eben Dönges High School ayaa adeegsada ciyaarta Hip-Hop-ka la yiraahdo si casharrada maadada xisaabta uu u jecleysiiyo ardayda. Heesidda ama dhageysiga muusiko aalaba lalama xiriiro fasallada ardaydu ku jirto, hayeeshe fasalka macalin Kurt Minnaar waa hordhaca xiisadda. Hal-yaqaan hore oo ciyaarta Hip-Hop-ka ah, wuxuu adeegsadaa dhawaqa muusiga si ...
Read More »Nolosha ninka cidiyihiisa tarminayay muddo 35 ah
Muqdisho (Himilonews) – Luu Cong Huyen, oo 58-jir ah, oo ku nool degmada Yen Giao ee Nam Dinh, dalka Fiitnaam ayaa cidiyihiisa abuurayay taniyo 30-kii sano ee lasoo dhaafay – isaga oo qaadayay tallaabooyin kasta oo uu ku ilaalinayo daryeelkooda. Huyen ma buunbuuninayo wax-qabadkiisa. Cidiyihiisa oo ah kuwa dheer oo gaaraya 55 cm, laga yaabee inay kuugu muuqdaan dhumuc iyo adeyg, hadana wuxuu ...
Read More »24 March: Maalinta Caalamiga ee Qaaxada
Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ayaa loogu dabaal-degay asteynta taariikhdeed oo ku beegan sanadkii 1882 markii dr. Robert Koch uu ku dhawaaqay bacteriyada Mycobacterium ...
Read More »Karni Mata: Macbadka Doolliyada – Jiirka
Delhi (Himilonews) – Macbadka Hinduuga ah ee Karni Mata waxaa bilowga 1900 uu Maharajah Ganga Singh u dhisay maamuus sharafeedka Ilaaha Jiirka, Karni Mata – waxa ugu cajiibka badanna, waa inay hoy u tahay in ka badan 20,000 Jiir la caabudo ah. Sooyaalka ka danbeeya dhismaha macbadkan ayaa ah in Karni Mata uu kasoo haray ilaahooda awoodda leh ee Durga. Waxay rumeysan yihiin ...
Read More »