Muqdisho (Himilonetwork) – Dhawaaq kasta oo wali kusoo dhaca dhegahaada ama muuqaal walba oo aad baraha bulshada ka eegto wali waxaa taagan tiiraanyada musiibadii foosha xumeyd ee ka dhacday is-goyska Zoobe Maalintii Sabtida. Taniyo markii ay aafadani dhacday, qof kasta oo Soomaaliyeed waxay u ahayd maalin qaraar. Dhammaan wax walba oo ay indhaheennu qabteen, lama awoodi karo in la qeexo. ...
Read More »Yearly Archives: 2017
KM5 Zoobe Tragedy – Dilemma between Death and Survival.
Mogadishu (Himilonetwork) – It was black day. This morning thousands of people filed the main streets and around Banadir and Madina hospitals. For many, getting to visit early doesn’t guarantee a place inside. However, I have gained rare access to see what is going on. Every inch inside is taken. The hospitals’ facilities can only hold less than 1000 patients ...
Read More »Sidee Qofku aqoontiisa si samafal ah ugu celin karaa Bulshadiisa?
Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida marna mayeelan maalin la wada ladan yahay: mana yeelan maalin la wada dhibtoon yahay. Hayeeshe maalinna way kasii naruuro fiican tahay maalin kale. marka aynu leenahay saaxiibo rumaad, dharaar walba waxay leedahay milgo. Waxaa jira maalmo dhaama maalmaha oo qofka dubaaqiisa ku reebaa abaal aan go’in ama mahadho aan tirmin. Marka maalmaha adag ay isku kaa ...
Read More »Maqaal – Hiddaha iyo Dhaqanka lasoo nooleynayaa waa kee?!
Hargeysa (Himilonetwork) – Magaalooyinka waaweyn ee soomaalida intooda badan waxa aynu ku arragnaa ururo dhallinyaro oo soo badanaya, kuwaas oo ku andocoonaya iney soo nooleynayaan hiddihii iyo dhaqankii umada soomaaliyeed. Dhalinyaradaasi waxa ay isugu jirta intooda badani wiilaal doobab ah iyo hablo gashaatimo ah. Qaar badan oo kamid ah ururadaasina waxa tababaro ku saabsan ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaalida ku ...
Read More »Baadari Kenyan oo Muslimay kadibna Kaniisaddiisa ka dhigaya Masjid.
Nairobi (Himilonetwork) – Baadari Kenyan ah ayaa muslimay kana dhigay Kaniisaddiisa Masjid – isaga oo sheegay inuu qaadan waayay sida haweenku ugu soo labistaan Kaniisadda. “Kaniisadayda waa la dhihi jiray Nyalgosi God’s Call Church of East Africa, hayeeshe hadda waxaa lagu magacaabaa Nyalgosi Jamia Masjid,” Baadari Charles Okwany oo hadda la baxay magaca Ismaaciil ayaa u sheegay The Nairobian. “Intii ...
Read More »Caddaan shan sano Madow addoonsanayay oo lagu xukumay xabsi 20 sano.
New York (Himilonetwork) – Nin caddaan ah kaas oo maareeye ka ah baar ayaa lagu eedeeyey inuu midiidin ku heystay nin madow sanado badan, marka loo eego booliska South Carolina. Waaxda Garsoorka ee Maxkamadda ayaa Bobby Paul, oo 52 jir ah ku oogtay danbi ah xoog ku sandullesi shaqaale. Marka loo eego caddaymaha, muddo shan sano, Edward wuxuu xoog , baqa-gelin, ...
Read More »Kalluun halis geliyay nolosha kalluumayste.
England (Himilonetwork) – Kalluumayste ayaanay tiisu gelin kadib markii malaay uu dhuunta u galay kaas oo hunguriga cad xiray, marka loo eego booliska UK. 28-jirka ku nool Bournemouth kaas oo aan la heyb-sheegin, wuxuu la kalluumaysanayay saaxiibadiisa maalintii Khamiista. Kalluumaystaha ayaa qabtay kalluun yar wuxuuna – si uu ugu muujiyo saaxiibadiisa inuu qabtay – madaxa saartay malaayga. Durbadiiba, malaayga ayaa ...
Read More »10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.
Muqdisho (Himilonetwork) – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. Tufaaxa waxaa ku jira nafaqo dheeri ah. Tufaaxu wuxuu u wanaagsan yahay dhimista culeyska jirka. Wuxuu u wanaagsan yahay wadnaha – waxaa ...
Read More »Shinbiro loo tababbarayo inay haash Sigaarka ka ururiyaan Jidadka.
Amsterdam (Himilonetwork) – Ka fal-celinta tirada badan ee sigaarrada lacabo ee Amsterdam, laba farsamayaqaan ayaa la yimid qorshe Tukaha loogu tababbarayo ururinta haashashka lagu tuuro jidadka. Warshad yaqaan, Ruben van der Vleuten iyo Bob Spikman asal ahaan waxay tix-galinayeen inay adeegsadaan robots si jidadka looga nadiifiyo haashashka sigaarka. Hayeeshe waxay la kulmeen tiro caqabado ah gaar ahaan isku xayirnaanta barnaamijyada ...
Read More »Haween ku xayirmay garoon markii Wejigooda laga aqoonsan waayay sawirrada Dal-ku-galka.
Seoul (Himilonetwork) – Sawirrada saddexda gabdhood oo Shiinees ah ayaa la sheegayaa inay ku xayirmeen gegida duyuuradaha Koofur Kuuriya, waayo baasaboorradooda ayaan si sax ah uga ekeyn wejiyadooda kadib markii qaliin-qurxin ay isku sameeyeen. Kuuriya waxay caan ku tahay qalliimada quruxda kuwa ugu casrisan adduunka, marka la yaab malahan in haweenka dalalka kale ee Asiya ka socda sida Shiinaha iyo Japan ...
Read More »