Yearly Archives: 2017

Nin saxan cayayaan ku jiro wada cunay kuna guuleystay dahab badan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka Shiinaha ayaa maareeyey cunista saxan cayayaan badan oo ka buuxo si uu ugu guuleysto dahab. Tartankan ayaana lagu...

Arday Caleemaha Geedaha oo kaliya ka sameeyey Dhar lagu labisto.

Beijing (Himilonetwork) - Afar arday oo dhigata Jaamacadda Hefei ee bariga Shiinaha ayaa dhawaan caddeeyey in caleemaha geedaha ay ku filan yihiin dhar ahaan in...

Nin dharbaaxo indhaha ugu shubay gabar ka diiday inuu habsiiyo!

Muqdisho (Himilonetwork) - Nin habsiiya dadka si farxadaysan oo ku nool New York City, ayaa si xun u weeraray haweeney ka diiday inay habsiiso, marka...

Nin $1000 ku helay Shinni uu ku dul-fariistay muddo 30 ilbiriqsi ah.

Muqdisho (Himilonetwork) - Nin reer New Zealand ah ayaa qaniinyada Shinnida ka dhergay kadib markii uu muddo 30 ilbiriqsi ku dul fariistay kolay Shini...

Laba nin oo loo xiray badbaadinta Badbaadiso Show loo sameynayay.

Muqdisho (Himilonetwork) - Laba nin oo xayawaannada jecel ayaa loo xiray kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka Dolphin Show ah oo ka dhacayay Japan. Laba dalxiise...

Madaxweyne Macron oo ka carooday fal uu eygiisa ku kacay xilli uu shir ku jiray.

Muqdisho (Himilonetwork) - Madax-weynaha Faransiiska ayaa wejigiisu guduutay markii eygiisu uu ku kaadiyay kal-fadhi uu kula shirsanaa madax, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay...

Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u tahay umad dhan. Ficillada qof kasta uu kusoo...

Masjid ‘Hoy iyo Hunguri’ siinaya dadka Dibjirta ah.

London (Himilonetwork) - Xilli hirarka Ophelia ay ku garaacmayaan British Isles, Masjidka London ayaa bilaabaya mashruuc uu ku caawinayo dadka hoy la'aanta ah ee gidaarrada ku...

Warbixin – Sida loogu dalxiis tago Beerta Nabadda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Markii ugu horreysay taniyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Jaalle Siyaad Barre, dalka Soomaaliya siiba Muqdisho waxaa dib uga furmay...

Jaamacad Fursad u siinaysa Ardayda cayilan inay Buundo ugu bedesho dhimista Culeyskooda.

Beijing (Himilonetwork) - Dadaal ay ku doonayaan inay ku yareeyaan cayilka halista ku leh caafimaadka, Jaamacad ku taalla gobalka Jiangsu, dalka China ayaa ardayda culus...

Most Read