Yearly Archives: 2017

Shinbiro halistii ugu weyneyd ku haya bulshada ku nool gobal Maraykanka katirsan.

Muqdisho (Himilonetwork) - Kadib markii laga soo taxaabay dhulka New England qarnigii 1800, shinbiraha loogu yeero Diik-roomi ama 'Turkey' luqadda Ingiriiska, waxay guulguul ku hayaan...

Taariikhda Islaamka iyo Mustaqbalka Muslimiinta.

Muqdisho (Himilonetwork) - Islaamku maanta wuxuu noqday diinta ugu weyn adduunka, marka la eego xaqiiqooyinka dhabta ah - lagana soo tago sheegashada Galbeedka ay...

Lammaane la argagaxay soo-galooti kusoo dhex dhuuntay gaarigooda.

England (Himilonetwork) - Nin ku nool dalka UK ayaa sheegay inuusan hadda kahor waligiis arkin afadiisa oo la yaab awgiis suniyaha la taagtaagaysa markii...

Hooyo faqri awgiis carruurteeda u dilaysa.

New Delhi (Himilonewtwork) - Booliska ayaa bilaabay baaritaan kadib markii hooyo da’yar ay dishay labadeeda carruur waayo waxay ku daashay ku noolaanshaha nolosha saboolnimada,...

Aabe gabadhiisa ku dilay nadaafad-xumi iyo dhega-adeyg.

New York (Himilonetwork) - Aabe lix carruur ah heysta ayaa loo xiray dilka mid kamid ah gabdhihiisa oo uu ku dhaliilay inay areebo ahayd. Aabahan...

Maxaa helay Kaskii Hooyo-nimo ee kartida lahaa?!

Muqdisho (Himilonetwork) - Dunida maanta aanu guudkeeda dul maashoonayno waxa ay tahay mid wajiyo badan, waxa wiiqmay wax walba oo lagu farmuuqi jiray in...

Saakay iyo Zoobe – Ka duwan Sidii hore.

Muqdisho (Himilonetwork) - Meel dheer ayaan ka arkay socodka gaadiid kusii jeeda dhankaa iyo jidka Zoobe. Waxaan ogaaday in ugu danbeyn saakay dib loo...

Sawirro Cajiib ah – Nin laf-dhabartu wiiqmatay oo lagu guuleystay in dib loogu toosiyo.

Muqdisho - Kadib kasoo saarista xidid geed, Mun wuxuu muddo saddex bilood ah ku jiray xanuun laxawsiigu daran yahay. Waxaa qalooc ku yimid laf-dhabarta:...

Nin booliska ku amray inay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa si uu isugu dhiibo.

Muqdisho (Himilonetwork) - Nin reer  Michigan ah ayaa isku dayay inuu booliska ku cadaadiyo fulinta dalab uu doonayo si ay iyaguna ugu fududaato qabashadiisa isaga...

17 October – Maalinta Caalamiga Cirib-tirka Faqriga.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah...

Most Read