Yearly Archives: 2017

Deeggaanka Gaarisa oo laga mamnuucay dhirta la jaro ee dhuxusha laga sameeyo

Muqdisho (Himilonetwork) - Dowlad deegaanka Gaarisa ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay ku mamnuucday in dhirta la jaro oo dhuxul laga sameeyo. Arrintan ayey...

Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.

Washington (Himilonetwork) - Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha...

Saldhigyada Turkigu – waa Suuqyada cusub ee hubka uu soo saaro!

Muqdisho - Turkiga ayaa si rasmi ah u daahfuray xero ciidan oo aad u weyn kuna taal koofurta Caasimadda Muqdisho; xeradan ciidan oo ah tan...

Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay nin gubanaya!

Muqdisho - Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. "Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu...

Caruus webi kasoo badbaadiyay wiil ku dhacay

Kanada (Himilonetwork) - Caruus ayaa lagu amaanay geesinimo markii u wiil yar oo webi ku dhacay uu soo badbaadiyay. Lamaanayaasha Clayton "Clay" iyo Brittany Cook oo...

Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.

Tokyo - Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska...

Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.

Dhaka (Himilonetwork) - Boqollaal masaafo in u jirta guryahooda, Muslimiinta Rohingya waxay carruurtooda Qur'anka ku xifdinayaan xerooyinka qaxootiga oo qalalaaso iyo gumaadka looga soo...

Tuug isku dayay inuu xado gaari boolis ay ku dhex jiraan!!

Tokyo (Himilonetwork) - Tuug ayaa la argagaxay markii uu laba sarkaal booliska uu ku dhex arkay gaari uu isku dayay inuu xado, marka loo eego...

Nin isaga oo hurda looga kiciyay dil uu qof u geystay!

Beijing (Himilonetwork) - Nin ku nool Shiinaha ayaa la yaabay sida aroor hore ay gurigiisa ugu soo kalaheen booliska. Wuxuu la yaabay ayaa noqotay in...

Faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Sabiibka oo afka qalaad lagu yiraahdo raisins, wuxuu ku jiraa qudaarta faakihaysiga loo cuno. Balse in badan kamid ah faa’iidada caafimaad...

Most Read