Yearly Archives: 2017

UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.

London (Himilonetwork) - Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. "Weerarada ka dhanka ah...

10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka

Muqdisho (Himilonetwork) - Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid...

Maxaa ka taqaan Xuduudaha ugu Qatarta badan Caalamka?!

Muqdisho (Himilonetwork) - In aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso --  sideedda xudduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta. al-Jeeriya iyo Marooko - xuduudda...

Axmed Johari – Geyfane u heelan Liibaanta Qoysaskeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) - Su’aalaha doorka ah ee ilaa iyo maanta doodaha u furan waxaa ku jira haddii dareenku yahay bilowga guurka ama guurku uu...

Warbixin – Sida ay tahay shaqada Shirkadda Nadaafadda ECO.

Muqdisho (Himilonetwork) - Kahor inta aysan magaalada imaan shirkadaha nadaafadda, Axmed Sh Cusman Maxamed iyo Abdi Maxamed Goobaale waxay nolol maalmeedkoodu ku maarayn jireen...

Hambalyo Ardayda Gaalkacyo – Waan idin la qaadnay Farriintiinna Nabadda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Inta bulshada Soomaalidu tiqiin sida loo dagaallamo, waxaa kale oo ay tiqiin sida ba’an oo aan looga mahdin balada uu reebo....

05 October – Maalinta Macalinka Adduunka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee Macalinkan waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo  weyneeyo doorka ay horumarinta...

Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!

Venice (Himilonetwork) - Qof kasta oo ku qeyliya kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan...

Barnaamij loo sameeyay ragga doonaya inay si fudud xaasas badan ku guursadaan!

Jakarta (Himilonetwork) - Kadib garwaaqsiga in rag badan oo adeegsada shukaansiga online-ka ah ay isku dayayaan helidda xaasas dheeri ah, horumariyaha barnaamij software ah...

Somaliland oo ka digtay in Haramacadka si sharci darro ah dibedda loogu dhoofiyo

Hargeysa (Himilonetwork) - Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Guuraaga ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, ayaa ka digtay in ugaarta duurjoogta gaar...

Most Read