crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork | Page 9

Monthly Archives: December 2015

3-December: Maalinta Naafada Adduunka iyo Soomaalida

Muqdisho (Himilonews) – QM ayaa maanta oo kale u aqoonsatay MAALINTA DADKA NAAFADA ah ee dunida ku nool 3- December sanad kasta. Munaasabadda ayaa inta badan lagu falan-qeeyaa dhibaatooyinka ay la kulmaan qeybaha naafada ah ee bulshada; sida loo xanaaneyn iyo daryeeli karo. Naafada Soomaaliyeed oo kamid ah naafaleyda ku nool dunida, ma helaan xaqqii dhameyska tirnaa ee ay heli ...

Read More »

Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada

Muqdisho – Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da’da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo cayilka ka cabata. Si taas hadaba xal muuqda loogu helo ayaa waxaa la soo ogaaday inay jiraan dhowr nooc oo cuntada la cuno ama lacabo kamid ah kuwaas oo yareeya calool-weynaadka ama cayilka xad-dhaafka ah. Himilonews.com ...

Read More »

Wiil saaxiibtiisa oo xaamila aheyd uur-dooxay

Muqdisho – Kaaliye waxbarasho ayaa toorrey ku dooxay caloosha saaxiibtiisa oo aheyd xaamilo si uu u dilo canuga uurkeeda ku jira taas oo ay diiday inay iska soo rido, sida ay maxkamaddu dhageysatay. Kevin Wilson ayaa lasoo werinayaa inuu la careysnaa in Malorie Bantala–oo ah saaxiibtiisa–ay ka dhega-adeygtay amarkiisa ah inay iska soo rido ilmaha ay uurka ku sido. Wuxuu bilaabay ...

Read More »

Aqalka Cad oo diiday in la xiro xabsiga Guantanamo Bay

Muqdisho – Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa iska diiday qorshaha qarashka badan ku kacaya ee xirista Gaal-shiraha Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba sida ay so xigatay Wall Street Journal. Maamulka madaxweyne Obama ayaa xirista Guantanamo Bay ku tilmaamay mid aan sahlaneyn. “Xirista Guantanamo Bay iyada oo mid kale laga furayo Maraykanka waxay ku kici kartaa aduun lacageed gaaraya 600 oo ...

Read More »

Abaaro ku dhuftay Somaliland

Muqdisho – Gobollada waaweyn ee Somaliland, oo ah Jamhuuriyad is-magacawday taas oo ka go’day Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1992-kii balse aan wali helin aqoonsi rasmi ah, waxaa ka jira abaaro kuwii ugu xumaa ee soo mara 20-kii sano ee ugu danbeeyey. Tiiyoo gabaabsi dhanka roobabka ah ay sanadihii danbe wajahayeen, kumaankun oo dadka xeebaha Awdal iyo Galbeed daga oo xoolo-dhaqato ...

Read More »

Muslimiinta Poland oo ka ban-baxay Islaam-naceybka lagu hayo

Warsaw, Poland (Himilonews) – Boqolaal dibad-baxyaal ah ayaa isugu soo baxay magaalada Pozman ee dalka Poland kaas oo looga soo horjeedo argagaxiseynta iyo Islaam-naceybnimada ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey tira yarta Muslimiinta ah ee ku nool dalka Kirishtaanka u badan. Ku dhawaad 300 oo Muslimiin dibad-baxyaal ah ayaa isugu yimid banka magaalada ku taalla galbeedka dalkaas iyaga oo sita sawirro ay ...

Read More »

Dhaqaalaha Japan oo u baahan dhalista caruur badan

Muqdisho (Himilonews) – Jabaan ayaa qorsheyneysa tallaabo ay kor ugu qaadeyso tirada heerka dhalasho–iyada taas ku xoojinaysa inay bilowdo daryeel bilaash ah oo ilmo-dhalista ah iyo canshuur dhimis–si ay uga hor-tagto inaanay tira-yaridu carqladeyn kobaca dhaqaale ee dalka dhaca bariga fog ee Aasiya. Dadyowga Japan ayaa hoos isu-dhimayey 4-tii sano ee ugu danbeysay kadib sanado badan oo digniino ah oo ...

Read More »

Farriimaha JACEYLKA

Muqdisho – Aniga oo kuu baahan meel cidlo ah ha iiga tegin. Aniga adiga ayaan kuusoo dhamaaday. Waxaan ogaaday meesha farxaddeyda ah. Haddii aan noolahay dartaa ayaan u noolahay. Horta aniga maxaan kaaga fikiraa, adba igama fikirtide?! Maxaan kuugu naxaa adba iima naxdide?! Waa maxay beer-nugeylka igu jira?! Bal is-weydii middaas. Ii balan qaad inaad waligaa i hilmaami doonin. Maxaa ...

Read More »

Haween ku hor kaadshay qoys Muslimiin ah oo tukanaya

Muqdisho – Laba haween oo ku hor kaadshay qoys Muslimiin ah oo salaad tukanayey –xilli ay cabsanaayeen ayaa laga sii daayay maxkamadda. Natalie Richardson, oo 32-jir ah iyo Claire Farrell, oo 36-jir ah, oo xilligaa cabsanaa ayaa ku qeyliyey ereyo Islaam-naceyb ah iyaga oo kastuumooyinka ku hor baxsanaya qoyska Muslimiinta ah ee tukanayey oo ay ku jireen laba caruur ah ...

Read More »

Cunug labo madax ku dhalatay!

Muqdisho – Dhallaan laba madax leh ayaa lagu dhalay gudaha isbitaal ku yaalla dalka Bangaladesh. Kumaakun oo qof ayaa kusoo xoomay xarunta isbitaalka oo ku taalla Brahmanbaria ee bariga Bangaladesh si ay indhahooda ugu arkaan dhallaankan dhedig ee mucjisada ah taas oo laba madax leh. Aabaha dhalay inantan, Jamal Mia, oo beeraleey ah, ayaa sheegay inuu la cajabay aragtida dhallaankiisa markii ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!