Aqalka Cad oo diiday in la xiro xabsiga Guantanamo Bay
Posted by: Zakariya
in Wararka
December 3, 2015
447 Views
Muqdisho – Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa iska diiday qorshaha qarashka badan ku kacaya ee xirista Gaal-shiraha Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba sida ay so xigatay Wall Street Journal.
Maamulka madaxweyne Obama ayaa xirista Guantanamo Bay ku tilmaamay mid aan sahlaneyn.
“Xirista Guantanamo Bay iyada oo mid kale laga furayo Maraykanka waxay ku kici kartaa aduun lacageed gaaraya 600 oo malyuun oo ay ku jirto 350-malyuun oo dhismaha ku baxaysa,” ayay warfidiyeenku kasoo xigteen saraakiisha.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
Related
2015-12-03
You must log in to post a comment.