crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork | Page 10

Monthly Archives: December 2015

Muslim loo dhaawacay Islaam-naceyb

Muqdisho – Koox u dooda xuquuqda Muslimiinta ayaa weydiinaysa Waaxda Garsoorka ee Maraykanka inay baaritaan ku sameyso dhaawac loo geystay taksiile reer Pittsburgh. Darawalka ayaa la dhaawacay habeen loo yaqaan Mahad-naq isaga oo ku sugan Hazelwood, Golaha Xriirka Muslimiinta Maraykankana waxay guddiga Garsoorka ka dalbadeen in la baaro falkan Islaam-naceybka ah. Marka loo eego warbixinta, darawalka ah 38-jir, wuxuu gaarigiisa ...

Read More »

Loolanka Shiinaha-iyo-Maraykanka ee Jabuuti

Muqdisho (Himilonews) – Shiinaha ayaa ku tala-jira ku baahinta cududdiisa militaarnimo qaaradda Afrika, gaar ahaan Geeska Afrika – halkaas oo Djibouti ay u tahay bar-tilmaameedka koobaad sal-dhiggiisa. Doorashada Shiinaha ee Jabuuti ayaa ka dhigan in xoogagga Maraykanka iyo Shiinaha ay ku mideysnaan doonaan dalka yar ee bariga Afrika. Sal-dhigyada Jabuuti ee Maraykanka waxaa ku sugan 4,000 oo ciidan gudaha xerada ...

Read More »

Muslimad lagu xabisay garoon diyaaradeed gudihiisa

Muqdisho – Muslimad Maraykan ah ayaa lagu hakad-celiyay gudaha gegi ku taalla UK kadib socdaal ay kaga soo duushay Maraykanka sababo la xiriira caqiidadeeda, sida ay sheegtay. Ayan Mohamud, oo 18-jir ah, waxaa lagu celiyey gegida Heathrow muddo 13-saacadood ah iyada oo wax laga weydiinayo wixii ka dhacay magaalada Paris–halkaas oo kooxda Daacish ay weerar ka geysatay. “Maan fileyn in saacado ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!