crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Farriimaha JACEYLKA | HimiloNetwork

Farriimaha JACEYLKA

Muqdisho – Aniga oo kuu baahan meel cidlo ah ha iiga tegin. Aniga adiga ayaan kuusoo dhamaaday. Waxaan ogaaday meesha farxaddeyda ah. Haddii aan noolahay dartaa ayaan u noolahay.
Horta aniga maxaan kaaga fikiraa, adba igama fikirtide?! Maxaan kuugu naxaa adba iima naxdide?! Waa maxay beer-nugeylka igu jira?! Bal is-weydii middaas.
Ii balan qaad inaad waligaa i hilmaami doonin. Maxaa yeelay haddii aan moodo inaad i hilmaami doonto–laxawga ayaa ii noqon doona wehel iyo xigaal.
Isku larnaanta labadeenna, gurigu ma ahan nagaadi. Waa qof; dabadeedna innagaa ugu danbeyntii ah guryo-samo.
Markay dhinaceygu iyo dhulku is-diideen ayaan ogaaday inuu igu dhashay aramida jaceylkaada. Waxaana garwaaqsaday inaan ku jeclahay.
Bidhaantaadu waxay i bartay inaan ku jeclaado. Quruxdaadu waxay i bartay inaan hal-abuur noqdo. Waxaad ku dhex-ciyaartaa qalbigayga gudihiisa kob aanay cidi arkeyn balse anigu aan dareemi karo.
Waxay yiraahdeen kolkaad qof tabeyso isaguna si mohasho leh ayuu kuu tabayaa. Hayeeshe, ilama ahan inaad ii tabeyso si kabadan sida aan kuu tabayo!
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!