crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2015 | HimiloNetwork | Page 8

Monthly Archives: December 2015

Sahan: Haweenka jirkooda iibsada oo ku badan Kenya

Muqdisho (Himilonews) – Jiilka soo hana-qaadaya ee Kenya ayaa ku dhex-haftoonaya dhaqan-guur hareeray anshaxa nololeed ee Insaaniyadda. Dhillaysigu wuxuu ka joogaa heerka ugu sarreeya. Meelo kamid ah tusaalaha gudbiya baaxadda ay la egtahay heerka uu dhillaysigu taagan yahay, waa Embakasi oo noqotay degmo ay ku yaalliin qolal lagu fiirsado filimada Jinsiga. Waxaa lagu galaa lacag dhan 150/Ksh kaliya daawashada. Halka ...

Read More »

Maxay ka dhigan tahay Muslim-ku-noqoshada Ruushka?!

Muqdisho (Himilonews) – Kolkii Zeinab Nesterova iyo seygeeda ay u ban baxeen inay kusoo dalxiisaan Aasiya, waxay lasoo laabatay wax ka weyn tan, sawirro iyo bir-lab firinjiyeer. Socdaalka ayaa indhaheeda u furay dunida Muslimka, dhaqan-wanaagooda iyo hab-nololeedkooda. Waa markii koobaad ee muwaadinadda Ruushiyadda ah ay sahan-diimeed tagto. Tani ayaana carbis shaqsiyadeed u noqotay nolosheeda iyo iimaankeeda. Sanad kadib, waxay soo ...

Read More »

Naag iyada cabsan ninkeeda oo cabsan mindi ku dishay!

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney loo heysto dilka seygeeda, ayaa maxkamadda kahor sheegtay inay qamri la cabtay seygeeda in-yar kadib intaanu dhiman. Agnes Mutheu oo jirta da’da 20-jirka waxay taniyo 2013-ka ku jirtay gacan-ku-heys “Custody” kolkii lagu soo eedeeyey inay toorrey ku dishay seygeeda Anthony Hanjari. Mutheu ayaa ku marmarsootay inay aheyd waqti gudcur ah xilligii ay toorreyda iskaga caabinaysay seygeeda–kaas oo ...

Read More »

Putin oo yiri; “Alle wuxuu doonay in madaxda Turkiga aan ciqaabno”

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo kahor hadlayay xubnaha ugu awoodda badan Ruushka, madax-weyne Putin wuxuu sii qaraareeyey xiisadda ka dhex aloosan Moscow iyo Ankara. “Ilaahay wuxuu go’aansaday inaan gacmaheenna ku ciqaabno dowladda Turkiga inaga oo ka gacan-maroogsaneysa sabab badan oo xubnaheeda ah,” ayuu yiri Putin. Isaga oo kahor hadlaya Shirka Sanadlaha ee Ruushka, wuxuu tilmaamay in Turkigu wajaho ciqaab-ruuxi ah ...

Read More »

Haween loo xiray faafinta cudurka AIDS-ka

Nairobi (Himilonews) – Raaf lagu sameeyey tira haween gaaraya 300 oo ah kuwo jirkooda ka ganacsada ayaa xabsiga loogu taxaabay. Haweenkan ayaa looga shakiyay inay faafinayeen feyruska cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka. Intaan loo gudbin maxkamadda ayaa qaarkood waxaa la mariyay tijaabo caafimaad–halkaas oo kuwa laga helay loo diray gaal-shiraha weyn–halka kuwa laga waayay feyruskana lasii daayay. Patrick Lumumba oo ...

Read More »

Markuu qofku dhoolla-caddeeyo!

Muqdisho (HN) – Maxaa kaaga lumaya haddii aad dhoolaa-caddeyso?! Ku biir maantaba inta dhaqankooda ku daray in dhoollaha caddeeyaan. Dhoolla-caddeyntu ma ahan in ilkahaagu cad yihiin. Waa in qalbigaadu cad yahay; ka maran yahay cuqdad, caloolyow iyo ciil. Inaad dhoolla-caddeysaa waxay ku bartaa dadka. Dadkuna waxay kugu bartaan dhoolla-caddeynta. Ku iibso farxadda qofka. Ku qabso dareenka qofka. Kaliya dhoolla-caddeynta badi. ...

Read More »

Dowladda Kenya oo cabsi ka muujinaysa dhismaha ugu dheer Nairobi

Muqdisho (Himilonews) – Ururka Cofek ayaa kasoo horjeeda dhismaha dabaqa ah 47-ka biyaano ee xarunta Afrikada Caalamiga ah ee Avic taas oo lagu sifeynayo inay liddi ku tahay sugidda nabad-galyada. Xog-hayaha Cofek Stephen Mutoro ayaa sheegay in koru-qaadista dabaqa Avic uu carqalad ku yahay nabad-galyada xarunta Madaxtooyada Qaranka Kenya ee State House. “Dhismaha noqonaya midka ugu dheer Kenya wuxuu halis nabad-galyo ...

Read More »

Arrin Argagax leh oo ka dhacday Ceelasha Biyaha

Muqdisho (Himilonews) – gabar dhigata jaamacad oo aan la heyb-sheegin ayaa ku dhimatay isbitaalka kadib markii laga soo xaaqay ilmo uurkeeda ku jiray. Sida  ay noo tilmaameen dadka deegaanka, gabadhan ayaa wiil ay saaxiibo yihiin oo Qudbo-siro ku guursaday waxay u qaaday uurka. Wiilka ayaa sida la tilmaamay wuxuu u sheegay saaxiibtiis inuu caqabad kala kulmi doono waalidkiisa. Sidaas darteed ...

Read More »

Midabyo-badanta Ceelasha: Birmad iyo Bogsad

Muqdisho (Himilonews) – Sodon sano kahor halkani waxay aheyd mid kamid ah wakaalada biyaha ee qaabilsanaa soo saarista biyo-nadiif ah. Waxaa ka qodnaan jiray ceelal ku dhow 35-riig kuwaas oo dhuumanka looga qaado biyaha gaarsiin jiray magaalada Muqdisho. Waxay fogaan ku dhow 13-km waqooyi-galbeed ka xigtaa Xamar. Hadda, waa kob la ciirciiraysa tira badan oo bulsho Soomaaliyeed ah. Waxaa ka ...

Read More »

Daawo sawirrada; Xiisaha iyo Xashaashka Xeebta LIIDO

Muqdisho – Is-goyska KM Zero fogaan dhanka waqooyi bari ka xigta waxaa ku taalla xeebta Liido ee degmada Abdil-aziz. Waxaana saacad kasta ku socdaala boqollaal dhalinta caasimadda ah oo kusii jeeda xeebta. Durdurka dhalinta xeebta timaadda awgeed, waxaa jira gaadiid shacab oo si gaar ah usoo aada dhankeeda. Qof kasta oo halkan yimaada wuxuu ku qaata waqti dheer kahor intaanu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!