crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 24

Wararka

Islaamka iyo Ruushka – Iftiimin.

MUQDISHO (HN) — Kasoo bilow qabsashadii Carabta; tii Tataarka iyo duullaankii bartamaha Aasiya, Islaamka wuxuu hadiyo jeer qeyb muhiim ah ka ahaa geeddi-socodka taariikhda dalweynaha Ruushka. Halka tiradooda lagu tilmaamo mid kamid ah tira-yarta ugu badan ee Yurub ku nool, 90% Muslimiinta Raashiya waa Sunni. Wax ka yar 2 milyan ama 10% ayaa Shiico ah. Qowmiyado kala duwan oo Raashanku ...

Read More »

Nolosha Macalimadda Aragga la’.

MUQDISHO (HN) — Aan waa macalimad iyo hooyo qurux badan. Laakiin aan helin nimcadii aragga. Mana ahan kaligeed. Waxaa tabteeda oo kale ah inanteeda oo aan wax arki Karin. Uma noola sida indhoolayaal badan oo u baahan in hadiyo jeer la hago ama la gacan qabto. Sida kuwa caadiga ah ayay wax walba qabsan kartaa. Waxay soo dersataa biyaha ka ...

Read More »

La kulan – Ardayga UGU Da’da WEYN Afrika.

MUQDISHO (HN) — Gudaha fasal ku yaalla gobalka Rift Valley, arday ayaa jaallayashiisa la fasalka ah la qaadanaya xiisad. waxay xiran tahay dharka iskuulka. Si kastaba, hal farqi ayaa jira. Priscilla Sitienei waxay ka weyn tahay 80 sano ardayda ay la fadhiso. Bishii February ayay xirtay da’da 99. Ku laabashada iskuulka ayay ku sheegtay inay uga golleedahay tusaale nool inay ...

Read More »

Sheekada QOYSKA la nool Cudurka Dwarfism-ka.

MUQDISHO (HN) — Haba kuula muuqdaan da’yar isku fac ah; laakiin kuwani ma ahan saaxiibo iyo mataano toona. Waa xubnaha hal qoys oo ku wada dhashay xanuunka Dawaafisim-ka. Laga bilaabo aabbaha ilaa yaraanka reerka, waa isku jog xagga dhererka. waana waxa ay ka dhigan tahay in loogu yeero faragaab. Joog-yaraanta kasokow waa kuwa ku caafimaad qaba xaaladda ay ku dhasheen. ...

Read More »

Maalinta Caalamiga Ilaalinta Goobaha Wax-barashada.

MUQDISHO (HN) — 9-ka bisha September waxay ku asteysan tahay Maalinta Caalamiga ah ee ka Ilaalinta Goobaha Wax-barashada in la weeraro. Maalin lagu dhisay qaraaro loo dhan yahay oo Kal-fadhiga Guud ee QM ayu wadajir u gaareen. Aqoonsashada muhiimadda ay leedahay sare-u-qaadista wacyiga baahida weyn ee loo qabo dhowraarinta goobaha wax-barashada iyo in laga ilaaliyo weerarada, Qaraarka ayaa dhigaya in ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Aqriska-Qoraalka.

MUQDISHO (HN) — Maalinta Caalamiga ah ee Aqris-Qoraalka waxaa loo dabaal-degaa September 8 sannad kasta si sare loogu dhigo wacyiga iyo baraarugga dhibaatada jahliga oo wali si weyn uga dhex jira bulshooyinka iyo dunida si guud. Maalintani waxay fursad dib u eegis iyo qiimeyn ahi u tahay sida wax-ku-oolnimada leh ee loo horumarin karo tabaha iyo habaha wax-baridda si mar ...

Read More »

Waxay ku dul timid Seygeeda oo Naag kale guursanaya!

MUQDISHO (HN) — Haweeneydan iyo ilmaheedu uma soo aadin kaniisadda inay ku dhex cibaadaystaan, waxay usoo baxday inay hubiso arrin qarracan iyo lama filaan ku noqon doonta. Waana inay ka marqaati noqoto seygeeda oo ogaal la’aanteed guursanaya naag labaad. Ugu dambeyntii runta ayay ku indha-qaaday. Waa dhab waa caruus iyo caruusaddii. Waana ninkeeda midka balan kale oo qoran la galaya ...

Read More »

La kulan – Halyayga u go’ay Tarbiyada Ilmaha yaryar.

MUQDISHO (HN) — Ma ahan carruur uu aabbe iyo adeer toona u yahay. Mana ka ahan waardiye goobta ay joogaan. Ugamana sokeeyaan derisnimo. Sidaas oo ay tahay, haddana, Efaliste wuxuu 23-kii sano ee lasoo dhaafay uu noloshiisa u huray barbaarintooda iyo inuu ku koriyo hab dhaqan suuban oo ay kula dhex noolaadaan bulshadooda marka ay weynaadaan. Sannadkii 1998-kii, maalin isaga ...

Read More »

Darbi-jiifka Dulman!

MUQDISHO (HN) — Darbi-jiifnimadu waa xaalad aanu qofna aamin ka ahayn sida da’yarkan oo 11 jir ah ula soo dersi karta waqti walba. Xattaa Samuel maanu fileyn inuu marnaba noqon doono dibjir ku hoyda buundo hoosteeda ama dharkii uu xirnaa maalintii uu bilaabay la-qabsiga wax ay ka dhigan tahay darbi-jiifnimada uu ku taagnaan doono. Isaga ahaanna, dhulka ayaa u sariir ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!