Waxa laga yaabaa hadii la inna waydiiyo waa ayo dalka aduunka ugu nabada xun ? In qaar badan ay ku jawaabaan soomalia ayaa ugu nabad xun, amma ciraaq amma suuriya, lkn waxa aan leeyahay in yar illa wadaag macluumaad kan, si aan uhelno jawaabta saxda ah. Sanadku markuu ahaa 2004 tii dalka Australia waxa qorri lagu dilay shan qof. Sweden ...
Read More »Sahanka
Sooyaalka Wardhiigleey iyo doorkii Shirbaa Shariif Cawaale Golcadde
Wardhiigleey, Muqdisho (Himilonews) – Meel dheer ayaan ka arkay isagoo salaadda Casir masjidka kusoo dukaday ka hor intaan madal kula ballamin. Wuxuu u muuqday gaban weli xooggiisa qaba. Walow da’du ay daba eryanayso, hadana noloshiisii u badneyd miyi-joogga iyo adkaysigii hayaanka dheeraa ee uu kusoo dhaqay duunyadiisa ayaa ka dhigtay nin wali carcarkiisi qaba. “Maxaad ugu shirbin degmadii aad mar ...
Read More »Jaceyl: Erey ban-dhigashadiisu adag tahay!!
Muqdisho (Himilonews) – Muddo maalmo ah oo ay indhaheedu ka abaarsadeem aragtidiisa, waxay dani ku tiri: iila kac dhankiisa. Saa naf wax jecel Allaa dhibaye, waxay isasoo taagtay duleedka gurigiisa. Waxay deymo-xadaysay sidii ay jaahiisa un ugu bikaacsan lahayd. Hadda oo kaliya ma ahan! Muddaba waxay usoo haliili jirtay dhugashadiisa. Mar kasta oo ay jeedaaliso ama ay sheedda ka aragto ...
Read More »Doorkii dhaqaalaha ee Islaamka oo soo laba-kacleynaya!!
Muqdisho (Himilonews) – Kororka fahmeedka nolosha dhabta ah ee Islaamku tilmaamayo iyo macnaha qotada dheer ee laga dheehan karo xeerarka hadba sah kasta oo la joogo dhaqan-galka noqon kara oo uu sido, ayaa dhawaanahan waxaa isasoo taraya baahi loo qabo in nolosha oo dhan lagu wada hago. Gaal iyo Muslimba waxaa muuqata inuu diiradda u saaran yahay. Dhacdooyin lasoo maray ...
Read More »10–siyaalood oo Saaxiibku kuugu wanaagsan yahay!!
Qeybtii 3aad: Hadaba, waa maxay Saaxiibtinimo? Saaxiibtinimadu waa jaceyl aan baalal lahayn. Saaxiibtinimadu waa hadiyad qiima badan oo aan la gadan Karin ama aan lasoo iibsan Karin. Hayeeshe, in la helo saaxiib ku kaamila waa ka qiima badan yahay dahabka. Saaxiibkaas waa inuu noqdaa mid noloshaada baraare u horseeda oo uusan noqon mid cidla kugu beylaha. Caloolsami waysii jiraysaa inta ...
Read More »10–siyaalood oo Saaxiibku kuugu wanaagsan yahay!!
Qeybtii labaad: Hadaba, aynu soo helno sababta iyo sida aan saaxiib looga maarmin. Himilonews.com waxay halkan idin kugu soo gudbinaysaa 10—ka siyaabood ee noo sheegaya sababta ay saaxiibadaadu muhiim kuugu yihiin. Inaad shaqsi ahaan ku horumarto “To grow indivitually.” Wuxuu ku haleeshiiyaa dhiirrinimadaada; kuna siiyaa kalsooni. Wuxuu kuugu deeqaa tix-galin saafi ah. Wuxuu ku baraa waaya’aragnimada nolosha iyo inaad xushmayso ...
Read More »10–siyaalood oo Saaxiibku kuugu wanaagsan yahay!!
Muqdisho (Himilonews) – Sida sax ahaan loo yiri, “Saaxiibka kula rafaada ayaa ah saaxiibkada runta ah”. Saaxiibnimadu waa qeyb muhiim u ah nolosha qof kasta. Wax walba oo kula qaaban ayaad kala hadashaa; la wadaagtaa sirta noloshaada. La raaxaysigooda iyo la qeybsiga waqtigaada waa riyaaq mar walba; qof kasta wuxuu si qoto dheer u ogol yahay in saaxiib la’aan noloshu ...
Read More »Baydhabo mise Barisamo!!
Qeybtii 5aad; Dhalinta soo koraysa ayaa helaya kaalintii waxbarashada iyo shaqada. Waa waxbarashadee, ilaa heer jaamacad ayaa laga helaa Baydhabo oo dhankii tacliinta waa laga haqab-tiray. Walow dhalinta qaarkeed ay u kaceen Xamar iyo dalal kale. Dharka siman ee Iskuullada oo ay ku hagoogan yihiin dhalinta; Hablo iyo inamo ayay dhaayuhu soo jiidanayaan. Kuwa gaadiid lagu galbinayo iyo kuwo gomodyadooda ...
Read More »Baydhabo mise Barisamo!!
Qeybtii afaraad; Gu’yaal badan kahor, Baydhabo uma waynayn sida maanta ay tahay, umana dad badnayn. Balse waligeed waxay lahayd milgadeeda gaarka ah. Kadib dowladii TFG-da ee lagu dhisay Nairobi iyo saldhigashadeedii Baydhabo ayaa ah horu-kicintii magaalada iyo kobicii ay laba-lixaadsatay. Hoteelo cusub, baabuur cusub, dhismayaal cusub, dad dool iyo deegaanba isugu jira oo magaalada kusoo kordhay iyo gacanacsi faalalay ilaa ...
Read More »Baydhabo mise Barisamo!!
qeybtii saddexaad; Baydhaba, Baay (Himilonews) – Maanta socdaalkaygu dhankasta kagama duwana socdaallada kale. Kaliya waxaan aad u naawilayey inaan mar un gaadho Baydhabo. Walow aanu safarkani ahayn mar-aragaygii koobaad ee Baydhabo, hadana hilow iyo hanqal-taag jamasho ayaan u qabay kolkan, maadaama kolkii hore aan maray anigoo kuray ah. Malahagayga sanadii 2007-da dabayaaqadiisa. Abaare 4:30pm ayaan kusoo dhawaanay caradii bakoolka iyo ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed