crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sahanka | HimiloNetwork | Page 5

Sahanka

Xeebta Biyaha Kulul

New Zealand (Himilonews) – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ku xiga carrada xeebta oo ay kasoo burqadaan biyo kulul.  Xeebtani waxay soo jiidataa indhaha dal-xiisayaal lagu qiyaaso 130,000 oo qof. ...

Read More »

Ball’s Pyramid – Buurta ku dhex-taal Badda Pacific-ga

Muqdisho (Himilonews) – Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida la sheego Ball’s Pyramid waxay ka hartay folcaano qaraxday muddo laga joogo 7 milyan oo sano kahor waana buuraha ku sameysa qaraxa folkaanooyinka midda ugu dheer. Waxaa soo helay sanadkii 1788 ninka lagu magacaabo Lieutenant Henry Ball. Hayeeshe ...

Read More »

Sahankii lagu ogaaday Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka

Caracas (Himilonews) – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 mitir ka sarreysaa oogada dusheeda – biya-dhacana wuxuu ku shubmaa webiga Kerep River. Dherersanaanta biya-dhaca Angel aalaba kama dhigna in biyuhu aysan soo gaarin ...

Read More »

Sahan: Labiska macalinku wuxuu saameyn fiican ku leeyahay firfircoonida maskaxda ardayda

Texas (Himilonews) – Arday badan ayaa iska jecel inay iska hurdaan intii ay u dhaqsan lahaayeen fasallada, hayeeshe macalimad ayaa isku dayaysa inay reyreyn ku beerto si ay ugu soo hilloobaan iskuullada. Cindy Matthews, oo caawiye macalin ka ah dugsi hoose oo ku yaalla gobalka Texas ee Maraykanka ayaa maalin kasta usoo labisata qaab cusub oo qosol iyo farxad galiya ...

Read More »

Sahan muujiyay dhibaatooyin dahsoon oo ka jira ku shaqeynta xafiisyada isku furan

Muqdisho (Himilonews) – Ku shaqaynta xafiisyo isku furan – oo afka qalaad lagu dhaho landscape office, inteenna badan malahan doorasho hayeeshe inay ku maaroobaan buuqa iyo doodaha ay wadaagayaan dadka la shaqeeya . Dadka qaar, tani waxay ku tahay xog aan loo baahneyn oo kaga soo duusha nolosha shaqsiyadeed ee asxaabta ay la shaqeeyaan ama macluumaadka shirkadda oo ogaal yari ku ...

Read More »

Sahan lagu ogaaday da’da tareennada laga adeegsado UK

London (Himilonews) – Tareenada laga isticmaalo dalka Britain ayaa celcelis ahaan jira da’da 21 sano, baaritaan ay sameysay Press Association ayaa sidaas tiri. Waxay muujisay in da’da tareenada Britain laga isticmaalo ay ku jiraan da’dii ugu weyneyd 15 snadood gudahood. Caledenian Sleeper ayaa ah midka gu cimri dheer oo jira 41 sano. TransPennine Express trains oo ka howlgala waqooyiga England ...

Read More »

Sedexda daqiiqo ee nolosha Aadanaha ugu halista badan maalinkii–Qalinkii C/laahi Jafan-jeef

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Dad ku taqasusay arimaha caafimaadka bini aadimka ayaa dhawaan soo saaray warbixin dheer oo ay uga faaloonayaan mowduuc aad u muhiim ah, kaasoo ay ugu magac dareen ( Sedexda daqiiqo ee nolosha bini aadimka ugu halista badan) Qubaradaan ayaa sheegay in 24-ka saac ee maalin walbaa ay ka kooban tahay in ay jirto 3 daqiiqo oo ka ...

Read More »

Sahan: Sidee laga filan karaa biyaha wabiyadeenna 25 kadib?

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Sawirro muujinaya webiga Shabeelle ee dhex mara degmada Afgooye oo qalleyl noqday oo aysan hal dhibic oo biyo ah ku jirin ayaa toddobaadyadan lasoo dhigay baraha kulanka bulshada sida facebook.   Sawirada waxaa la socday warbxinno tilmaamaya in qof kasta oo Soomaaliyeed uu ogsoonaado in webigu uusan iska qalalin balse ay jirto sabab/jiho ka dambeysa. Waxay tilmaameen ...

Read More »

Sahan cilmiyeed: Maxaa keena Yaraanshaha Biyaha Labbada Webi ee Jubba iyo Shabelle?!

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) – Biyo yarida Joogtada ah ee qaybo badan oo kamida dhulka Soomaaliya waxay noqotay dhibaato aan dhamaad lahayn. Dalku wuxuu ku yaalaa dhul oomane ah oo ay biyo la aan baahsani ka jirto, dadka ku noolna ay aad u kala firirsanyihiin. Baahida biyaha ee bulshada ku nool Soomaaliya waxay had iyo jeer ku daboolaan biyo ay ka soo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!