crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Q2aad: Sayniska iyo Salaadda | HimiloNetwork

Q2aad: Sayniska iyo Salaadda

Muqdisho (Himilonews) –
———– SAYNISKA IYO SALAADA—————————-
———————————————————————————–
Waxa aynu qabtii kowaad kaga soo hadalay, faaiidooyinka caafimaad ee ku jirra qayabaha waysada, Sida luqluqashada, sandaarsiga iyo maydhida wajiga . qaybtan waxa aynu kaga hadli doona faaidooyinka caafimaad ee ku jirra maydhida gacmaha, masaxida dhagaha iyo maydhida lugaha. iyo guud ahaah faaidooyinka kale ee waysada.
————-————————————————————————–
1. dhagaha oo laa masaxaa waxa ay ka hortagtaa in dhagaha uu uu ku bato dhukaygu ( ear wax). in dhagaha xaga danbe lamasaxo waxay ka hortag utagtaa in dhagaha uu ku dhaco xanuunka loo yaqaan (mastoiditis). mastoiditis
waa caabuq ku dhasha lafta yar ee loo yaqaan ( mastoid) kaas uu ku faafi karra gudaha dhagta.
2 in la maydho lugaha waxa ay ka qayb qaadata in laga shaqaysiiyo amma kor loo qaado goobaha habdhis ahaan firficooni galiya shaqada jidhka oo loo yaqaan marka lasoo gaabiyo (biologically active spots) Waxaana loo soo gaabiya (BAS) Waxa la yidhaa waa meelaha maamula jidhka .”control” and ” recharge boards” waxaana ka masuula ah xubno gaar ah oo jidhka kamida. hadaba in cagaha la maydhaa waxa ay carcar galisaa ( stimulation) qanjidha ka loo yaqaan pituitary gland oo kamida xubnaha fificooni galiya shaqada jidhka.. qanjidhkani waxa uu kuyaala maskaxda waxa aanu masuul kayahay ka shaqaysiinta qanjidhka loo yaqaan Endocrine gland. waxaanu maamula koritaanka.
Guud ahaan faa idooyinka caafimaad ee waysada waxa kamida
A) waxa la isla yaqaan in Jidhku uu leeyahay miisaan koranto ma guurto ah.( electeric balance). hadaba waxa xaaladaha qaar luma miisaanka korontada ee jidha ka. waxaanu elektoronadu ay afar jeer ka bataan sida caadiga marka uu qofku cadhoodo amma uu junoobo.
waayo waxa ku uruura jidhka qofka electoroono dheeraada. hadaba inaad waysaysataa amma aad maydha taa waxay ka kaxaysa electoroonadii dheeraadka ah, taasna waa sababta marka qofka cadhaysan haduu waysaysto uu caadi ugu soo nqoqdo.
B) waysadu waxay saamayn togan ku leedahay habdhiska dhiig wareega iyo daloolada xiidada dhiigu uumarro. iyadoo laga ilaaliyo inay dalooladaasi ay ka yaraadaan amma ka waynaadaan xajmigii caadiga ahaa.
—————————————————————————————————————————————————————————————–
halkaa waxa inuugu dhamaaday sayniska iyo waxa ka yidhi faaidooyinka caafimaad ee ku jirra waysada, isha allaah. waxa aynu maqaalada ku xiga ku soo qaadan doona salaada .
———————————————————————————————
Fadlan hadaad akhriday. nala wadaag xogtaada. hadii aad hesho godaloolooyin, nosoo gudbi.
—————————————————————————————–
W/Q: Dr Abdulkareem Ali Boltuur.
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!