HomeMuuqaalladaDaawo - Nin keligiis ku guuleystay inuu dhireeyo magaalo.

Daawo – Nin keligiis ku guuleystay inuu dhireeyo magaalo.

MUQDISHO (HN) — Haddii aad aaminsan tahay inaadan keligaa wax qaban karin, kawaran ninka keligiis keyn qurux badan ka dhex abuuray magaalo weyn oo caasimad u ah Brazil?

Nala daawo sheekadiisa dhiirrigelinta xambaarsan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments