MUQDISHO (HN) — Sarkaal booliska Florida katirsan ayaa lagu soo warramayaa inuu xabsiga u dhaadhiciyay cunug yar oo 3 jir ah oo uu isagu dhalay – isaga oo ku xiraya jeebad – kaddib markii sida la yiri uu isku kaadiyay! Muuqaal aabbaha iyo inankiisa oo wada hadlaya oo ay qabatay kaameradda guriga ayaa la arkayaa sarkaalkan oo la yiraahdo Michael ...
Read More »La-yaabka
Shimbir la-yaab leh oo lagu arkay UK.
MUQDISHO (HN) — Sawirrada shimbiro shaf weyn iyo lugo dhaadheer leh ayaa qabsaday baraha bulshada siiba barta tiktok. Waxaana ay soo jiidatay indhaha daawadayaal badan. Shimbirtan oo ku nool UK ayaa lala cajabay muuqaalkeeda iyo sida Eebe u abuuray, dad badanna weli waxay rumeysan la’ yihiin in waxa ay indhahooda ku arkayaan ay tahay shimbir iyo in kale. Qaar kale ...
Read More »Gabadhii ‘la saaxiibtay’ inan uu Saaxiibkeed si hoose ula shukaansaday.
MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa qabsatay hadalheynta baraha bulshada kaddib markii ay ku dhawaaqday inay la saaxiibtay gabadhii ka shukaansatay wiilkii ay jecleyd. Waxayna sheegtay inay doonayso inay isla qeybsadaan gacaliyaheeda. Sofía Gutiérrez, oo ku nool Lecheria, Venezuela, ayaa ka yaabsatay dadweynaha kaddib markii ay soo dhigtay sawir ay ku wada jiraan gabar horay xiriir ula sameysay ...
Read More »Haweeney – maseyr dartiis – xabsi guri ka dhigtay ninkii ay jecleyd.
MUQDISHO (HN) — Haweeney maseertooy ah oo ku nool dalka Arjantiin ayaa xabsiga loo taxaabay markii ay saddex maalmood oo xiriir ah xabsi guri ka dhigtay jaceylkeeda ay isla socdeen muddo lix bilood ah. Sababta ay sidaas u sameysay ayaa lagu sheegay inay kahortagaysay inuu qiyaano ama naago kale la shukaansado. Booliska magaalada La Plata ayaa si kastaba soo badbaadiyay ...
Read More »Arday sabab la-yaab leh ugu miirdaboolmay fasalka xilli uu socday……
MUQDISHO (HN) — Wiil 17 jir arday ah ayaa ku dhex miirdaboolmay gudaha fasalkiisa kaddib markii uu arkay inuu yahay labka kaliya ee dhex fadhiya tiro dhedig ama gabdho ah. Manish Shankar Prasad, oo ah da’yar xishood badan wuxuu imtixaan ku qaadanayay Allama Iqbal College oo ku yaalla Bihar Sharif, markii uu arkay isaga oo lasoo dhex fariisay fasalka ay ...
Read More »La-yaab: Magaciisa ayaa Musiibo ku noqday!
MUQDISHO (HN) — 46 jirka lagu magacaabo René Martínez Gutiérrez dabci ahaan waa qof xasilan oo nabdoon. Laakiin taasi kama horjoogsan inuu galo gacanta booliska saddex jeer muddo 13 sanno gudahood ah siyaalo kala duwan. Sababtuna waa inay isku magac yihiin nin dambiile ah oo baxsad ka ah booliska kaas oo sharcigu raadgurayay muddada intaas la’eg. Waxay isku magac yihiin ...
Read More »Sabab yaab leh ayuu geeridiisa uga beensheegay!
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Brazil ayaa sameeyey fal lala yaabay kaddib markii uu ka beensheegay dhimashadiisa si uu u ogaado cidda kasoo qeybgasha tacsidiisa iyo cidda aan kasoo qeybgalin ee saaxiibada kamid ah. Muddo badan ayuu 60 jirkan u kuurgashay tacsida dadka uu yiqiin oo ay kasoo qeybgaleen saaxiibo hal iyo labo ah oo ay ifka isaga ...
Read More »Nin 2060 jeer wacayay booliska muddo 9 maalmood ah.
MUQDISHO (HN) — Muddo 9 maalmood ah ayuu garaacay nambarka degdeg ah ee booliska 2,060 jeer kaliya si uu ugu qeyliyo una aflagaadeeyo. Wuxuu ugu yeeri jiray tuugo iyo dhamsaasyo. Ninkan oo 67 jir ah wuxuu degan yahay Saitama Prefecture. Waxaana laanta booliska ee degmadiisa uu nafta uga qaaday wicitaan. Lixdii daqiiqad kasta ayuu wici jiray si uu u caayo. ...
Read More »Sabab la-yaab leh ayay haweeneydan isaga furaysa seygeeda.
MUQDISHO (HN) — Haweeney iyo seygeeda oo ay is qabeen toban sannadood ayaa si yaab leh isku furay. Wuxuu caadeystay inuu ku raaxaysto kalluumaysiga iyo dabashada mallaayga. Wuxuuna siiyay mudnaan ka sarreysa nolosha qoyskiisa. Sidaas darteed ayay afadiisu u dalbatay inuu furo. Haweeneydan oo lagu magacaabo Zhang, waxay sheegtay inay ka noogtay la-qabsiga joogtada ah ee seygeedu qabatimay kalluumaysiga. Waxay ...
Read More »La-yaab: Meyd iska dhig si deynta lagaaga cafiyo!
MUQDISHO (HN) — Waxay awoodi waysay inay iska bixiso lacag deyn ah oo lagu lahaa oo dhan $268. Markii hore waxaa la siiyay fursad labaad. Laakiin markii la gaaray maalintii balanta, waxay ku fikirtay wax ay adag tahay inay ku fikiraan dadka nool. Waxayna iska dhigtay qof meyd ah. Sawirkeeda oo sanka looga gufeeyey cudbi – lana huwiyay maryo cad ...
Read More »