HomeLa-yaabkaSabab la-yaab leh ayay haweeneydan isaga furaysa seygeeda.

Sabab la-yaab leh ayay haweeneydan isaga furaysa seygeeda.

MUQDISHO (HN) — Haweeney iyo seygeeda oo ay is qabeen toban sannadood ayaa si yaab leh isku furay.

Wuxuu caadeystay inuu ku raaxaysto kalluumaysiga iyo dabashada mallaayga. Wuxuuna siiyay mudnaan ka sarreysa nolosha qoyskiisa. Sidaas darteed ayay afadiisu u dalbatay inuu furo.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Zhang, waxay sheegtay inay ka noogtay la-qabsiga joogtada ah ee seygeedu qabatimay kalluumaysiga. Waxay tilmaantay inay keligeed ku qasbanaatay inay koriso labada carruur oo ay isku dhaleen – sidoo kalana ay dusha saarato mas’uuliyadda qoyska.

Dhowr jeer oo ay isku dayday inay kala hadasho inuu dhaqankiisa wax ka beddelo, Zhang waxay sheegtay inay weysay doorasho kale oo aan ka ahayn furriin.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments