Beijing, China (Himilonews) – Aabe ayaa u kireystay nin si uu iskaga dhigo wiilkiisa oo dhintay si hooyadiis oo da’ ah aanay u ogaanin geeridiisa. Huang Ge ayaa u dhintay cuuryaanimo hayeeshe aabihii Huang Xiaodong madooneyn inuu ogeysiiyo hooyadiis geerida wiilkiisa—isaga oo ka baqaya inay walbahaarto. Maadaama araga iyo maqalka hooyadiis aysan fiicneyn, Xiaodong wuxuu soo kireystay nin iska dhiga wiilkiisa ...
Read More »La-yaabka
Waalidiin da’yar oo iibsaday cunuggii ay dhaleen oo 2-toddobaad jir ah si ay u gataan iPhone iyo mooto
Beijing, China (MUSTAQBALRADIO) – Nin ayaa u kacay dhinaca booliska si uu u war-geliyo lamaane da’yar oo iibiyay cunuggoodii laba toddobaad jirka ahaa. Booliska Shiinaha ayaa u xiray lamaanahan inay cunuggoodii yaraa ay ka iibiyeen nin ay kula kulmeen baraha kulanka bulshada. Aabaha oo lagu sheegay Duan oo 19-jir ah, wuxuu bartiisa kulanka bulshada ku qoray inuu doonayo in cunuggiisa ...
Read More »Dad nolosha lagu gubay kadib tuhun laga qaaday fal ay ku kici jireen
Lilongwe, Malawi (Himilonews) – Bileyska ayaa baaritaan kula dhaqaaqay dilka dad rayid ah oo aan wax galabsan oo ay nolosha ku gubeen koox careysan oo qowleysato ah bartamaha magaalada, sida laga soo xigtay bileyska Malawi. Bileyska Nsanje ayaa sheegay in toddobada dhibane lagu soo eedeeyey inay sixir iyo faal ku kici jireen kadib kolkii lagu helay iyaga oo keydsanaya lifaha ...
Read More »Dhaqaatiir 128-xabo oo kiniiniyo daroogo ah kasoo saaray caloosha ninkii siday
Muqdisho (Himilonews) – Nin ayaa loo xiray danbi ah inuu daroogada kaganacsado kadib markii lasoo tebiyay inuu 128—xabo oo kiniini daroogo ah uu liqay si uu sharci darro ugu daabulo gudaha dalka Imaaraatka Carabta, sida laga soo xigtay bileyska. Bileyska Ras al-Khaimah ayaa sheegay inay xireen daroogiiste magaciisa lagu soo koobay AKK kadib markii lagu soo eedeeyey inuu daroogo uu ...
Read More »Layaab: Daanyeer cabsan oo mindi ku weeraray dad kula sugnaa baar lagu khamri-cabo.
Brazil (Himilonews) – Dab damisley ayaa loogu yeeray inay xabisaan Daanyeer kadib markii dad dhowr ah oo ku sugnaa baar uu kusoo weeraray mindiyo, sida ay sheegeen bileyska Brazil. Waaxda dab damiska ee Patos ayaa sheegay in looga yeeray baarka maalinkii Jimcaha si ay hubka uga dhigaan Daanyeer careysnaa oo dadka ku eryanayey mindiyaha jikada. Marka loo eego baaritaanka bileyska, ...
Read More »Bisad kaga luntay qoyskeeda gudaha Giriigga oo dib loogu keenay Berlin kadib ol’ole ballaaran
Muqdisho (Himilonews) – Bisad ayaa dib ula midowday qoyskii lahaa oo ah reer qaxooti Ciraaqi ah kadib markii ay ku kala lumeen safar doonni ka timid Turkiga kuna sii jeeday Giriigga. Sama-falayaal badan ayaa u ban-baxay inay soo helaan bisadda maqan oo lagu naaneyso ‘Dias’. Bisaddan ayaa jiha-luntay xilli ay qoyskeeda kula sugneyd xeeb ku taalla degmada Lesbos ee Giriigga. ...
Read More »La kulan: Ninka guri ka yeeshay diyaarad dhexdeeda muddo 15-sano ah
Muqdisho (HIMILONEWS) – Nin Oregon ah ayaa guri ka yeeshay Diyaarad Boeing 727 isaga oo hadana guri labaad ka yeelan raba diyaarad kale oo nuuceedu yahay Boeing 747 oo qaadi karta rakaab dhan 660 gudaha dalka Japan. Bruce Campbell kaas oo qeyb kamida sanadka ku qaata gudaha Japan wuxuu sheegay inuu doonayo diyaarad kale oo howl-gab ah oo ay adeegsadeen ...
Read More »Daanyeer loo xiray tuugnimo
Muqdisho (HIMILONEWS) – Daanyeer qalalaaso ba’an waday ayaa waxaa xabsiga u taxaabay bileyska kadib kolkii lagu soo eedeeyey inuu shantii bilood ee lasoo dhaafay cunto ka xadi jiray dadka deegaanka, sida laga soo xigtay bileyska Hindiya. Dhacdooyinkan ayaa ku baahay gudaha Sion—dadka deegaanka ayaa farax la qeyliyay markii bileysku ay jeebayn iyo dabrid iskugu dareen. Luqunta daanyeerka ayaa xarig lagu ...
Read More »Wiil 7-jir ah oo guursaday Eey
Muqdisho (Himilonews) – Wiil yar oo toddoba jir ah ayaa lagu jujuubay meel fagaare ah inuu ku guursado Ey dhedig ah kadib markii qoyskiisu iska dhaadhiciyeen in gabadha koobaad ee uu guursado ka dhiman doonto nasiib xumadiisa. Toddoba jirka Mukesh Kerai, oo ku nool degmada Manik Bazaar wuxuu meel fagaare ah ku guursaday Ey kadib saadaal waalidkiisu ku sheegeen inay xilli ...
Read More »Mas Gabar rabtay inay dhunkato qaniinyo ugu badalay
Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Thailand ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii uu mas ka qaniinay sanka xilli ay ku jirtay ban-dhig dhayaleed. 29 jiradda Jin Jing ee Phuket, waxay kamid aheyd daawadayaasha ban-dhig xayawaaneed ay soo qaban-qaabisay shirkadda Pa-wai Odski kaas oo iyada oo rabta inay dhunkato maska qaniinyo kala kulantay. Maska ayaa durba kusoo haliilay gabadha isaga oo ...
Read More »