Mumbai, India (Himilonews) – Caruusad reer Hindiya ah ayaa joojisay xafladda arooskeeda maalinkii meherka kadib markay ogaatay in caruuskeeda uu ku dhacay inuu u dhiso suuli ama musqul u gaar ah kaas oo uu ka balan-qaaday kahor heshiiska. Kadib joojinta ama ku gacan-seyrista arooskeeda, haweeneydan 25-jirada ah oo kasoo jeeda Lucknow, waxay guursatay nin kale kaas oo u balan-qaaday suuli ...
Read More »La-yaabka
Nin lagu qabtay 18-shinbirood oo nool isaga oo ku hoos qarinaya surwaalkiisa dhexdiisa.
Ho Chin Me, Vietnam (Himilonews) – Nin ayaa loo xiray fal-danbiyeed ah inuu surwaalkiisa kusoo hoos qariyay tiro shibiro ah oo nool isaga oo isku dayaya inuu u qaado dalka kale, sida laga soo xigtay booliska dalka Fitnam. Saraakiisha kastamka eek u sugan gegida caalamiga ah ee magaalada Ho Chi Minh ee dalka Fitnam ayaa xiray ninkan rakaabka ah oo ...
Read More »Nin si layaab leh fogaan-arag uga dhex arkay muuqaalka afadiisa oo 2 sano kahor ka dhimatay
Casablanca, Morocco (Himilonews) – Nin reer Morooko ah oo loo sheegay inuu in xaaskiisu ay ku dhimatay shil baabuur ayaa rumeysan waayay inuu dib uga arkay shaashadda fogaan-aragga ama tilifishanka. Abragh Mohamed oo kasoo jeeda Azilal ayaa maleystay inay xaaskiisu ku dhimatay shil baabuur laba sano kahor. Kadib shilka, haweeneyda ayaa loola cararay isbitaalka—halkaas oo dhaqaatiirtu tilmaameen inaysan samata-bixi doonin. ...
Read More »Haweeney furtay albaabka degdegga ah ee Diyaaradda looga baxo iyada oo moodaysa midkii Suuliga
Beijing, China (Himilonews) – Haweeney ayaa la xiray kadib markii sida la sheegay ay furtay albaabka degdegga looga baxo—hadday diyaaradda wax ku dhacaan—iyada oo ku qaladay midka musqusha oo ay soo aaday, sida ay sheegeen booliska wadanka Shiinaha. Dhacdada ayaa timid xilli diyaaraddu ay u darbaneyd inay ka kacdo gegida diyaaradaha ee Chongqing. Haweeneyda ayaa diyaaradda flight-keedu yahay koofurta Shiinaha ...
Read More »Gabar 20-jirad ah oo isku dayday inay is-disho kadib markii oday 69-sano jir ah oo ay jecleyd uu ku daadiyay.
Beijing, China (Himilonews) – Haweeney 20-jir ah oo ku nool Shiinaha ayaa u sheegtay booliska inay walbahaartay kadib markii saaxiibkeed oo in badan ka da’weynaa u u xiriirka u gooyay. Goob-jooge ayaa soo badbaadiyay haweeneydan da’yarta ah taas oo ku fadhisay jinka webiga Han river ee Jiyanyang ku yaalla iyada oo u diyaarsaneyd inay inay isku tuurto biyaha. Haweeneydan walaacsan ayaa ...
Read More »Hooyo isku dishay si wiilkeeda oo buka u helo hannaanka caymiska –kadibna uu qarashka isbitaalka iskaga baxsho!
Beijing, China (Himilonews) – Hooyo ayaa rabtay inay nafteeda u hurto wiilkeeda, iyada is-dileysa, si wiilkeeda uu ugu noolaado nolol raaxo leh kadib dhimashadeeda. Hooyadan oo u dhalatay dalka Shiinaha waxay la niyad-jabsaneyd baxnaanada caafimaad ee inankeeda iyo qarash la’aanteeda aysan awoodin inay ka bixiso lacagta jiifka isbitaalka iyo dawadiisa. Waxay doontay inay ka bixiso lacagta isbitaalka hayeeshe, maysan helin. ...
Read More »Tuugo markii ay wax dhaceen kadib sawiradoodii soo dhigay baraha internetka kadibna lasoo xiray
London, England (Himilonews) – Laba tuug ayaa la xiray kadib markii lagu helay fal-xatooyo kadib markii ay u dhaceen mashiin-lacageedka ATM-ka loo yaqaan oo ay kala baxeen lacag caddaan, sida laga soo xigtay booliska UK. Hadda, 24-jirka Daniel Mervin William Hutchinson iyo 29-jirka Benjamin James Robinson waa la xukumay kadib markay ku caddaatay falka xatooyo. Hutchinson waxaa lagu riday in xabsiga ku ...
Read More »Haweeney musqul ku dhex-taal maktabad ku xayirneyd muddo laba maalmood ah!!
Texas, USA (Himilonews) – Haweeney ayaa laga soo badbaadiyay musqul ku xirantay muddo laba maalmood ah gudaha maktabad ku taalla Maraykanka, sida laga soo xigtay booliska Texas. Booliska Waco ayaa sheeegay inay heleen yeermo uga timid shaqaalaha maktabadda subixii Isniinta si ay u war-geliyaan in haweeney ay ku dhex xiran tahay musqusha maktabadda. Marka loo eego baaritaanada booliska, haweeneydan ayaa ...
Read More »Layaab: 69-jir guursaday xaaskiisii 57aad oo ah gabar 18-jirad ah
Nigeria, Africa (Himilonews) – Nin da’ ah oo ku nool dalka Nigeria ayaa layaab sunniyaha la taagay kadib ku dhawaaqista inuu guursanayo xaaskiisii 57-aad oo ah gabar 18-jir ah. Chief Simon Odo, oo 69-jir ah kana shaqeysta dawo dhireedka ayaa guursaday 18-jiradda lagu magacaabo Chidinma. Odo oo Enugu kasoo jeeda ayaa shaaca ka qaaday inaysan u qorsheysneyn inuu mid kale guursado ...
Read More »Cajiib: Hooyo qalliin ku kacaya 50,000$ ku bixinaysa si ay gabadheeda ugu ekaato–waayo way ka maseyrtay
London, United Kingdom (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Ingiriiska ayaa u muuqata inay ka hinaastay muuqaalka gabadheeda–iyada oo dooneysa inay sideeda oo kale noqoto. 57-jiradda Janet Horrocks ee gobalka Burnley ee Ingiriiska ayaa ku jirta howl-gal aan kaliya aheyn inay da’yar u muuqato balse sidoo kale ah inay u ekaato gabadheeda oo kale. Iyada iyo gabadheeda ayaa isku eg–waxayna sheegeen ...
Read More »