crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 22

La-yaabka

Marka uu maal-qabeenku lacagtiisa ku labisto

Pretoria (Himilonews) – Michael Andile Dlamini, oo ah maalqabeen dhiryaqaan ah oo kasoo jeeda Nongoma, Koofur Africa ayaa noqday in loogu yeero ‘Mzimb’okhalimali’ – Jirka ku lamaanan lacagta, kadib markii uu bilaabay xirashada lacag nool oo kamid ah lacagta Rand ee laga isticmaalo gudaha dalkaas – si uu u muujiyo hodantinimadiisa. Dlamini ayaa saddax sano kahor wuxuu bilaabay inuu ka ganacsado ...

Read More »

Haweeney caloosheeda laga helay 57 baakad oo daroogo ah oo la xiray

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ayaa loola kacay dhinaca isbitaalka kadib markii mashiinka baaritaanka ee gegida diyaaradda uu shaki ka muujiyay walxo ku jiray caloosheeda. 32-jirta lagu magacaabo Luliia Makushova ayaa la xiray kadib markii tuhun ay ka muujiyeen saraakiil ku sugan garoonka Suvarnabhumi Airport ee Thailand. Markii ay gashay qeybta baarista garoonka, ciidanka ayaa go’aansaday inay mariyaan raajada X-ray Scan waxayna heleen ...

Read More »

Lamaane si halis leh iskugu dayay fal lala yaabay

Caracas (Himilonews) – Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa la qabtay xilli ay isku dayaysay inay boorsadeeda ku dhex qariso saaxiibkeed oo ku jiray xabsiga Puente Ayala. In kasta oo ay ku guuleysteen qorshahooda ugu horreyn, hadana ilaalida xabsiga ayaa tuhmay kadib markay arkeen haweeneydan oo la daala-dhacaysa jiidista boorsada. 25-jirta lagu magacaabo Antonieta Robles Souda ayaa timid xabsiga Ayala ee ku ...

Read More »

Nin dalbaday in lala duugo lacag kaash ah si uu danbi-dhaaf ugu helo Ilaahiisa

Kampala (Himilonews) – Sarkaal katirsan dowladda Uganda ayaa qoyskiisa ka codsaday inay duugtiisa ku laraan lacag kaash ah kahor intaan la dhigin iilka. 52-jirka lagu magacaabo Charles Obong, oo ahaa sarkaal sare oo howl-gab ka noqday wasaaradda adeegga dadweynaha ee dalka Uganda muddo la joogo 10-sano kahor ayaa dardaarankan weriyay kahor dhimashadiisa. Obong ayaa u dhintay xanuun muddaba hayay. Wuxuu afadiisa ...

Read More »

Haweeney 8 sano ku dhex nool gegi dayuuradeed

Singapore (Himilonews) – Haweeney 50-jir ah ayaa ku dhex nooleyd gegida caalamiga ah ee Changi Airport ee dalka Singapore muddo 8 sanadood ah tiiyoo ay lahayd guri kiro ahaan bishiiba looga qaado 1,000$. Haweeneyda oo codsatay inaan la heyb-sheegin ayaa u sheegtay warsidaha Singapore Lianhe Wanbao in sanadkii 2008 ay iyada oo ka cararaysa dhibaato maaliyadeed soo wajahday ay halhaleel ku ...

Read More »

Nin lagu xukumay inuu sabaayad u iibiyo boolis oo uu aflagaadeeyey

Australia (Himilonews) – Nin aflagaaddo kula kacay saraakiil boolis ah xilli uu cabsanaa ayay maxkamad ku taalla Australia ku xukuntay inuu sabaayad, cabitaan iyo cunno kale u iibiyo. 48-jir ku nool magaalada Melbourne ee Australia oo magaciisa la sheegin ayaa meel-ka-dhac iyo aflagaado kula kacay laba sarkaal oo booliska katirsanaa mar uu ka yimid baar qamri lagu cabo. Mar lagu ...

Read More »

Nin calooshii laga helay Maqas ku jirtay 18 sanadood.

Muqdisho (Himilonews) – Nin ayay la yaab ku noqotay inuu ogaado sida calooshiisa looga helay Maqas ku dhex jirtay muddo ku dhow 20 sanadood. 54-jir lagu magacaabo Ma Van Nhat oo kasoo jeeda gobalka Thai Nguyen ee dalka Vietnam ayaa aaminsan inuu muddo 18 sanadood ah uu la noolaa Maqas ku jirta calooshiisa oo kasoo gaaray qaliin lagu sameeyey kadib markii ...

Read More »

Haweeney wacday nambarka degdegga ah ee 999 kadib markay ka cabsatay Bisad

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Ingiriiska oo aad uga naxsaneyd Bisad in cabbaar ah iska bada-socta yaa baqdin ay ka muujisay awgeed waxay u wacday booliska leh nambarka degdegga ah ee 999 si ay u xiraan. Booliska magaalada London ee Metropolitan Police Service ayaa sii daayay wicitaannadii ugu yaabka badnaa toddobaadkan ay heleen oo ay kamid tahay haweeneydan ka cabanaysa ...

Read More »

Jaakad casri ah oo dadka dawarsada u sahlaysa tuugsigooda

Muqdisho (Himilonews) – Shirkad ku taalla magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa soo saartay jaakad cusub taas oo dadka dawarsada ama tuugsada u fududeyneysa in lacag loogu deeqi karo qaab ATM ama iyaga oo kaarka bangiyada lamarinayo dalool yar oo jaakadda ku sameysan. Sanadihii dhawaa, dawarsadayaasha ayaan helin kaalmo iyo siismo dheeraad ah maadaama ay badi dadku lacagaha ku qaataan kaarar-ka ...

Read More »

Ninka leh Gar Shinni

Muqdisho (Himilonews) – Nin ku nool dalka Masar kaas oo si joogto garkiisa ay iskugu soo ururaan boqollaal Shinni ah ayaa sheegay inuu doonayo bilaabists wacyi-gelin ah in Shinnidu aysan halis ahayn. 31-jirka lagu magacaabo Mohamed Hagras  oo kasoo jeeda gobalka Menoufia, ahna injineer, ayaa go’aansaday inuu noqdo ilaaliye Shinni kadib markii uu dhiiri-gelin ka helay muuqaal haweeeney si geesinimo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!